Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Madaxweynaha Puntland oo Sheegay in Dowlada Puntland ay Qunsuliyad Ka Furan Doonto Dalka Yemen(Video).

$
0
0

mqdefaultMadaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Sheegay in Dowlada Puntland Qunsuliyad ka Furan Doonto Dalka Yemen,isagoona Dhanka Kale Sheegay in Dowlada Yemenina ay Magaalada Garoowe Qunsuliyad Ka Furan Doonto.

Halkan Hoose Ka Daawo Madaxweyne Gaas oo Amuurtaasi Ka Hadlaya.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles