Madaxweynaha Koofurta Sudan iyo Hogaamiyaha Mucaaradka oo heshiis ku gaaray...
Madaxweynaha Koofurta Sudan Salva Kiir iyo Hogaamiyaha Mucaaradka Reik Machar ayaa heshiis nabadiid ku kala saxiixday magaalada Addis Ababa, kadib kulankooda u horeeyay ay yeeshaan tan iyo markii uu...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo beeniyay in beelo gaar ah uu kula kulmay...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed ayaa beeniyay in beelo gaar ah uu kula kulmay Gobolka Shabeelaha Hoose, intii uu ku guda jiray booqashadiisa gobolkaas ee todobaadkii hore. Mr C/wali...
View ArticleArdayda Iskuulada Magaalada Kismaayo oo u Fariistey Imtixaankii 2013-2014.
Arday wax ka barata dugsiyada hoose, dhexe iyo sare ee magaalada Kismaayo oo ay tiradoodu gaareyso 9,345 qof ayaa saakay u fariistay imtixaanka sanad-dugsiyeedka 2013-2014. Agaasimaha wasaaradda...
View ArticleQaramada Midoobay oo ka walaacsan abaaraha Somalia iyo biyo yarida.
Roobabka oo aad u yar qiimaha cuntada oo sare maray iyo dagaalada oo sii socda ayaa sababay in xaalada Soomaaliya ay kasii darto sidaasi waxaa yiri Isuduwaha Arrimaha Bani’aadamnimada Qaramada Midoobay...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo Shir Gudoomiyey Kulan Looga Hadlay Arimaha...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir-guddoomiyey Shirkii ugu horreeyey ee Fulinta ee Heerka sare ee Madashada Saaxiibada (the first High Level Partnership Forum (HLPF) executive meeting. Madasha oo ay ka...
View ArticleGudoomiyaha Baarlamaanka oo ku dhawaaqay in maalinta berri cod loo qaadayo...
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta soo gaba gabeeyay doodii maalmahan ay ka yeelanayeen heshiiskii Shirkada FAVORI ee dalka Turkiga ee la xiriira maamulka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, kaasoo ay...
View ArticleDaawo Barnaamij ku Saabsan Koboca Dhaqaale iyo Horumarka Magaalada...
Siyaasiyiinta iyo Ganacsatada Kala Ah Ganansade Xuseen Gacayte,Siyaasi Barkhad Cali Saalax,Duqa Degmada Bosaaso Xasan Cabdalla Xasan iyo Weliba Wasiirka Dekedaha Gaadiidka Badda iyo La dagaalanka...
View ArticleDowlada Shiinaha oo dowlada Kenya ka Caawinaysa dib u celinta Qaaxootiga...
Dowlada Shiinaha ayaa sheegtay in ay gacan ka geysanayso sidii dalkooda dib loogu celin lahaa qaxootiga Soomaalida ah ee ku nool dalka Kenya. Ra’iisal wasaaraha Shiinaha Li Keqiang oo kula kulmay...
View ArticleFaallo:Deegaanada Puntland oo horumar weyn gaaray burburkii soomaaliya ka dib.
Hordhac:- Dowladii kacaanka ahayd ee dalka soomaaliya mudada dheer ka dhisneyd ayaa waxaa ay ahayd mid awoodii iyo ilihii dhaqaalaha dalka oo dhan isugu keentay magaalada Muqdisho. Wax walba waxaa ay...
View ArticleRa”iisulwasaaraha Soomaaliya oo Puntland kusoo Wajahan.
Ra’iisul wasaraha Somalia Cabdiwali Shiikh Axmed ayaa lagu wadaa maalmahan soo socda inuu soo gaaro magalada Garowe xarunta Puntland. ilo lagu kalsoon yahay oo madaxtooyadda Puntland ka tirsan wafdiga...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo ku sii jeeda magaalada Kampala ee dalka Uganda.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku sii jeeda magaalada Kampala ee caasimada Uganda, halkaasoo uu kula kulmo doono dhigiisa Yoweri Museveni, si ay uga wada tashadaan arrimo kala...
View ArticleGuddiga difaaca Baarlamaanka Soomaaliya oo la kulmaya saraakiil ciidan oo la...
Guddiga difaaca ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta la kulmay qaar ka tirsan saraakiisha ciidamada qalabka sida oo la ruqseeyey dhowaan. Guddoomiyaha guddiga difaaca baarlamaanka,...
View ArticleXildhibaan Cali Khaliif Galeyr oo Taageeray Mowshinka Xilka looga qaadayo...
Xildhibaan Cali Khaliif Galeyr oo ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa si kal iyo Laab ah u Taageeray Xildhibaanada Madaxweynaha Soomaaliya ugu Baaqay in uu iscasilo...
View ArticleMooshin ka dhan ah Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo loo gudbiyay...
Mooshin ka dhan ah Wasiirka Arrimaja Gudaha iyo Federaalka C/llaahi Goodax Barre ayaa maanta loo gudbiyay Gudoonka Baarlamaanka, iyadoo Xildhibaanada Baarlamaanka ay bilaabeen inay ka doodaan. Ilaa 65...
View ArticleWafdi ka Socda Urur Goboleedka IGAD oo Kismaayo Gaarey.
Wafdi ka socda urur goboleedka IGAD ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose. Wafdiga oo uu hoggaaminayey wakiilka IGAD u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Maxamed Cabdi Afeey...
View ArticleMadaxweynaha Dawlada Puntland oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxa...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Abdiweli M. Ali Gaas Ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti balaadhan oo ka socday hay’ada caalamiga ah ee Relief International, weftigaas oo ay hogaaminaysay...
View ArticleNigeria:-Gabdhihii ardayda ahaa ee la afduubtay oo la ogaaday halka lagu haayo.
Gabdhihii ardayda iskuuleyda ahaa ee lagu afduubtay waqooyiga Nigeria ayaa la ogaaday halka lagu haayo, iyadoo uu socdo baadigoob caalami ah oo loogu jiro soo furashada gabdhahaas la qafaashay....
View ArticleBoko Haram oo soo bandhigay muuqaalka gabdhihii ay afduubteen, qaarkoodna ay...
Kooxda Islaamiga ah ee Boko Haram ayaa soo bandhigay muuqaal video ah oo ah in ka badan 100- gabdhihii ardayda ahaa ee ay bishii hore ka afduubteen waqooyiga Nigeria, iyadoo muuqaalkaas uu ku jiray...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo Ka Warbixiyey Safarkiisii Dalalka Itoobiya iyo...
Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa waraysi dheer uu bixiyay waxa uu kaga hadlay socdaalkii uu dhowaan ku tagay dalalka Itoobiya iyo Yemen. Waraysigan ayaa la yeeshay Puntland Tv...
View ArticleBaarlamaanka Holland oo Beri Ka Doodaya Go”aan kasoo Baxay Maxkamad Germany...
Baarlamaanka dalka Holland ayaa lagu wadaa maalinta berri ah (Talaado) inuu ka doodo go’aan kasoo baxay Maxkamad ku taal dalka Germany oo diiday in nin Soomaali qaxooti ah dib loogu celiyo wadanka...
View Article