Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Xildhibaan Cali Khaliif Galeyr oo Taageeray Mowshinka Xilka looga qaadayo Madaxweynaha(Video).

$
0
0

mqdefaultXildhibaan Cali Khaliif Galeyr oo ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa si kal iyo Laab ah u Taageeray Xildhibaanada Madaxweynaha Soomaaliya ugu Baaqay in uu iscasilo Maadaama buu yiri uu ku fashilmay Xilkii Loo Igmaday.

Halkan Hoose ka Daawo Xildhibaanka oo Amuurtaasi ka hadlaya.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles