War Deg Deg Ah:Qarax weyn oo ka dhacay Wadada Maka Almukarama ee Magaalada...
Qarax weyn ayaa goor dhowayd ka dhacay Wadada Maka Al-Mukarama, kaasoo ahaa gaari uu watay Mas’uul ka tirsan dowladda Soomaaliya oo la sheegayo in dhaawac culus uu ka soo gaaray. Wararka ayaa sheegaya...
View ArticleGolaha Wasiirada Xukuumada C/weli.Gaas oo Kulan Yeeshay(Sawiro).
Isniin, Garowe, 10, 02, 2014- Gollaha wasiiradda Puntland ayaa maanta ku yeeshay Garowe shirkoodi todobaadlaha ahaa ee ugu horeeyay, waxana shir gudoominayay madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed...
View ArticleFadhiyadii Golaha wakiilada Somaliland oo muddo todobaad la joojiyay, kadib...
Fadhiyadii Golaha Wakiilada Somaliland ayaa muddo todobaad ka hakiyay kadib is qab qabsi buuq iyo ka hadal hareeyay Golaha, kaasoo saddexdii maalmood ee la soo dhaafay uu ka dhex jiray Xildhibaanada...
View ArticleRa”iisulwasaaraha Soomaaliya oo ka qeybgalay munaasabad looga hadlayay...
Muqdisho, February 10, 2014—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad ballaaran oo looga hadlayay horumarinta...
View ArticleJaaliyada Soomaaliyeed ee reer Columbus,Ohio USA oo Tacsi diraya!
JAALIYADA SOOMAALIYEEED EE REER COLUMBUS, OHIO USA AYAA KA TACSIYEEY GEERIDII ALLAHA UNAXARIISTEE RW lABAAD EE SOOMAALIYA CABDIRISAAQ XAJI XUSEEN IYO CABDICASIIS NUUR XIRSI! WAXAAN RABNAA INAAN...
View ArticleTarsan “Shabaabkii la qabto meeshii lagu qabto ha lagu dilo, sababtoo ah...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo ka qeyb galayay kulan looga hadlayay ammaanka oo ka dhacay degmada H/wadaag ayaa sheegay in loo baahan yahay...
View ArticleWadahadalladii Dowlada iyo Mucaaradka Syria oo Dib u Furmey.
Wakiilo ka socda dowladda Syria iyo mucaaradka ka soo horjeeda Madaxweyne Bashar al-Assad ayaa wareeg labaad oo wadahadallo ah ku leh magaalada Geneva. Wakiilka Qaramada Midoobay iyo Jaamacadda...
View ArticleMaxkamada Ciidamada qalabka Sida ee Gobolada Bari,Sanaag iyo Gardafuu oo...
Maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Puntland ee gobaladda Bari,karkaar,Sanaag iyo Gardafuu ayaa maanta xukuno xarig ah ku riday ragg lagu soo eedeeyay inay ka tirsan yihiin ururka Alshabab....
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo dadka Reer Puntland ka dalbaday inay Booqashada...
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa ka dalbaday dadka Reer Puntland in mashquulka iyo booqashada badan ka daayaan. C/wali Gaas ayaa dalbaday in ugu horeyn Mashquulka badan iyo...
View ArticleDaawo War-Saxaafadeedkii Jaaliyada Beesha Axmed ee U.K(Video).
Halkan Hoose ka Daawo Shirkii Jaaliyada Beesha Axmed Harti ee Xalay lagu qabtay Magaalada London ee Xarunta Dalka Ingiriiska. Halkan ka Akhriso Warsaxaafadeedkii Shirka Jaaliyada Beesha Axmed Harti ee...
View ArticleMuqdisho:-Dagaal Culus oo Caawa Ciidamada AMISOM iyo xoogaga Al-Shabaab...
Dagaal la isku adeegsaday hub kala duwan ayaa caawa xiligii salaada maqrib ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir kaasoo dhexmaray ciidamo ka tirsan dowlada iyo AMISOM oo hal...
View ArticleProf.Cali Khaliif Galeyr”Horaan uga dardaarmay hadii lay dilo Meesha Loo...
Halkan Hoose ka Daawo Waraysi Xiiso Badan oo uu Bixiyey Ra”iisulwasaarihii Hore ee Soomaaliya Prof.Cali Khaliif Galeyr. Prof.Galeyr ayaa Waraysigiisa ku sheegay in hadii la dilo uu ka dardaarmay cidii...
View ArticleAkhriso oo Dhegayso:-Maanso La Magac Baxday Qiso iyo Yaab(By.Abwaan Cadceed).
Waxaan halkaan idiinku soo gudbinayaa maansadii lamagac maxday (Qiso iyo yaab). Waa maskaxdii iyo ururintii (Cadceed Qorrax) Ka bogasho wanaag san. Halkan ka Dhegayso Maansada oo Maqal Ah. Halkan Hoose...
View ArticleMadaxweynaha Jubbaland oo taageeray Maamulka saddexda Gobol ee lagu dhisayo...
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Mudane. Axmed Madoobe ayaa taageeray Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee qorshihiisa yahay in saddex gobol lagu dhiso, iyadoo shir kale oo lagu dhisayo lix gobol uu...
View ArticleDuqii Degmada Gaalkacyo ee Galmudug oo is-casilay.
Duqii degmada Gaalkacyo ee maamul Galmudug Bile Bashiir Ceynab ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii dowladda hoose ee degmada. Munaasabad ka dhacday xarunta dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo ee...
View ArticleAfhayeenka Madaxweynaha “Madaxweynaha xaaladiisa waa wanaagsan tahay, wax...
Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) ayaa war qoraal ah uu soo dhigay bartiisa Facebook waxaa uu ku sheegay in xaalada Madaxweynaha Soomaaliya ay wanaagsan tahay,...
View ArticleDhegayso:-Madaxweyne Xasan Sheekh “Hal habeen xataa Qandho ima qaban, Waa...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa beeniyay warar suuqa la soo geliyay oo sheegayay inuu geeriyooday, isagoo ku eedeeyay kooxo cadaw ah inay wararkan faafiyeen, kuwaasoo doonaya inay...
View ArticleMuqdisho:-Weerar is qarxin oo lala eegtay gaari UN-ka leeyahay oo marayay...
Qarax xoogan oo ahaa gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goor dhow ka dhacay nawaaxiga Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho, iyadoo warar kala duwan ay ka soo baxayaan. Sida ay sheegayaan...
View ArticleU.N. monitors warn of ‘systematic’ Somali arms diversion.
UNITED NATIONS (Reuters) - A confidential U.N. monitors’ report warns of “systematic abuses” by Somalia’s government, which the monitors say has allowed the diversion of weapons that Somali authorities...
View ArticleShirkii Golaha Wasiirada oo lagu magacaabay Xisaabiyaha iyo Hanti dhowrka...
Muqdisho, Khamiis, February 13, 2014—–Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya...
View Article