Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Cambaareeyey qaraxii lagu laayay dadka...

Muqdisho, Khamiis, February 13, 2014—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyey galabta ka hor inta aanu ka dhoofin dalka falkii qaraxa ahaa ee kooxaha nabadiidku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed oo booqasho rasmi ah ku...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin qaar ka tirsan Xukuumaddiisa oo galabta kasoo ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa soo gaaray caawa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamada Somaliland oo qabsaday deegaano ka tirsan Gobolka Sool.

Ciidamo ka tirsan mamulka Somaliland ayaa saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay soo gaaray deegaano ka tirsan howdka Gobolka Sool halkaasoo ay degmooyin cusub qabsadeen. Gudoomiyaha Gobolka Sool Axmed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada Turkiga oo joojiyay dhaqaalihii tooska ahaa ee uu siin jiray dowladda...

Dowladda Turkiga ayaa si rasmi ah joojisay dhaqaalihii tooska ahaa ee ay siin jirtay dowladda Soomaaliya, tan iyo markii Turkigu sanadkii 2011 u soo gurmaday Soomaaliya, kadib abaartii iyo macluushii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada Ingiriiska oo u digtay muwaadiniinteeda ku sugan Soomaaliya.

Xafiiska arrimaha dibadda ee dalka Ingiriiska ayaa uga digay muwaadiniinta Ingiriiska ee ku sugan gudaha Soomaaliya qorsheyaal lagu bar-tilmaameedsanayo ajaaniibta oo ay wadaan kooxaha argagixisada ah,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Valerie Amos”Dhibka Suuriya looma dulqaadan karo”

Sarkaalka Qaramada Midoobay u qaabilsan gargaarka bani’aadanimo Valerie Amos ayaa sheegtay in aan loo dulqaadan karin xadgudubyada ka dhacaya dalka Suuriya. Amos ayaa warkan u sheegtay Golaha Amaanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qarax Miino oo kolonyo ka tirsan AMISOM lagula eegtay duleedka Muqdisho.

Wararka ka imaanaya deegaanka Garasbaaley ee duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in mid ka mid ah gaadiidka AMISOM oo Kolonyo ahaa qarax miino lala eegtay, iyadoo gaariga uu soo gaaray khasaare weyn. Sida...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdi uu Hogaaminayo Ugaaska Beesha Sade oo Muqdisho soo gaaray(Sawirro).

Wafdi ballaaran oo Horkacayo Ugaaska Beesha Sade Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi  ayaa maanta galinkii danbe si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Somaliland iyo Feysal Cali Waraabe oo is...

Waxaa Dagaal Gacanta La iskula Te gi Gaaray uu Maanta Dhexmaray Wasiir Shaqada ,Shaqaalaha iyo Arimaha Bulshada Maamulka Somaliland Mudane.Garaad Iyo Faysal Cali Waraabe ,Kadib Markii Faysal Cali...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Diyaarada Ethiopian Airlines oo duulimaad cusub ka bilaabi doonta magaalada...

Shirkada Diyaarada Ethiopian Airlines ayaa duulimaad cusub ka bilaabi doonta magaalada Muqdisho, kaasoo qeyb ka ah heshiis ay kala saxiixdeen Wasaaradaha Gaadiidka cirka iyo duulista hawada ee labada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Weerar ka dhacay Xadka Iran iyo Pakistan.

Wakaalada wararka ee Iran ayaa sheegtay, in afar iyo toban ilaalada xadduuda ay ku dhinteen,ka dib markii ay  weerar kusoo qaadeen niman hubaysan xudduuda ay la leedahay Pakistan. Warfaafinta dowladda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taliyihii Amniga ee Maamulka Jubbaland oo Xalay la dilay.

Taliyihii ciidanka ammaanka ee maamulka Jubbaland , Ciise Kaambooni iyo labo ka tirsaneyd ilaaladiisa ayaa xalay lagu dilay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose. Rag hubeysan ayaa rasaas...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mas’uuliyiinta Maamulka Jubbaland oo sheegay in aan la aaminin dadka ka soo...

Mas’uuliyiinta Maamulka  Jubaland  oo maanta ka qeyb galay aaska Taliyihii Nabadsugida Kismaayo Ciise Kaambooni oo xalay la dilay ayaa ku hanjabay inuu u aari doono, isla markaana Al-Shabaab ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee Dekeda Caalamiga ah ee Magaalada Bosaaso(Video).

Halkan Hoose ka Daawo dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee Dekeda Weyn ee Magaalada Bosaaso.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay Buundada Sunijiif, Raashina ku...

Talaado, Garowe, 18, 02, 2014- Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta socdaal ugu baxay deegaano ka mida gobolka Nugaal kaasi oo iskugu jiray...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dalka Soomaaliya oo dalka Turkiga Guri ka Iibsaday(Sawiro).

Madaxweynaha Dowlada federalka Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa guri ka iibsaday magaalo loo dalxiis tago oo ku taala dalka turkiga, sida ku xusan dukumentiyaal sira oo anu ka helnay qaar kamid...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku yimid Nairobi(Sawiro).

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Nairobi, waxaa garoonka Jomo Kenyatta ee Nairobi kusoo dhoweeyay madax ka tirsan dalka iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiye Tarsan oo wax aan la qaadan karin ku tilmaamay hadalo ka soo yeeray...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Tarsan ayaa wax aan la qaadan karin ku tilmaamay hadalo ka soo yeeray Hey’adaha ammaanka dowladda, kaasoo ahaa madaafiicdii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra”iisulwasaare C/weli”Amaanka Dalka Soomaaliya Ma Xasilna”

Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa habeennimadii Talaadada sheegay in xukuumaddiisu ay ku soo aaday xilli ammaanka dalka uusan wanaagsaneyn, balse wuxuu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynihii Hore ee Puntland oo Nayrobi u Dhoofay(Sawiro).

Madaxwaynihii hore ee Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Farole ayaa goor dhowayd ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garowe. Waxaana sii sagootiyay qaar ka mid ah wasiiraddii...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live