Waxaa Dagaal Gacanta La iskula Te gi Gaaray uu Maanta Dhexmaray Wasiir Shaqada ,Shaqaalaha iyo Arimaha Bulshada Maamulka Somaliland Mudane.Garaad Iyo Faysal Cali Waraabe ,Kadib Markii Faysal Cali Waraabe yy Ka Xanaaqay Weerar Afka Ah Oo Garaad Ku Qaaday Isagoo Hoos Fadhiya.
Ninkii Ku Xigay Faysal Ayaa Gacanta ku Dhegay, Kadib Markii uu Damcay Inuu ku Dhufto Mobil-kiisa Ama uu Gacanta Ula Tago, Wuxuuna Faysal ku Qaliyey hadalo Xanaaq ku dheehanyahay.
Halkan Hoose ka Daawo Dhacdadan Ugub.