Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Taliyihii Amniga ee Maamulka Jubbaland oo Xalay la dilay.

$
0
0

Taliyihii ciidanka ammaanka ee maamulka Jubbaland , Ciise Kaambooni iyo labo ka tirsaneyd ilaaladiisa ayaa xalay lagu dilay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose.

Rag hubeysan ayaa rasaas ku furay saddexda nin ee dhimatay oo wada saarnaa gaari, xilli ay marayeen waddo ku taalla xaafadda Farjanno ee Kismaayo.

Wararku waxay intaa ku darayaan inay goobta ka carareen raggii falka geysatay.

Ciidamada ammaanka ee maamulka Jubbaland oo gaaray goobta uu ka dhacay shilka ayaa billaabay howlgal lagu raadinayo ciddii ka dambaysay falka.

10246_NpAdvHover


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles