Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaare Cabdiwali “Marxuum Cabdirisaaq Xaaji Xuseen wuxuu ahaa...

Muqdisho, February 7,2014——Madaxda ugu sareysa dalka ayaa si wadajir ah uga qeybgalay aaska Qaran ee magaalada caasimadda ah ee Muqdisho loogu sameeyey Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Marxuum...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirada Aaskii Qaran ee Loo Sameeyey Marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen.

Sawirada Aaskii  Qaran ee Ra”iisulWasaarihii hore Soomaaliya Marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen oo Maanta Lagu Aasey Magaalada Muqdisho.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe dib ugu soo Laabtey(Sawiro).

Jimce, Garowe, 07, 02, 2014- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta dib ugu soo guryo noqday magaalada Garowe ka dib socdaal laba maalin qaatay oo uu Muqdisho uga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii 4-Aad ee Dallada Punsaa oo lagu qabtay Magaalada Garoowe(Sawiro).

Shirwaynaha afraad ee Dalladda PUNSAA aya maanta lagu qabtay magalada Garowe kaasoo lagu dooranayo hoggaanka sare ee dalladda. Madaxwayne ku xigeenka Puntland Cabdilaahi Xaaji Camay iyo qaar ka mid ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Kenya”Ma oggolaanayno in dhallinyarada la baro xagjirnimo”

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in aysan u oggolaan doonin xarumaha lagu cibaadeysto in loo isticmaalo in dhallinyarada lagu baro asal-raacnimada xagga diinta ah. Hadalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Adeegii Mobile Internet ee Shirkadaha Isgaarsiinta oo maalintii 3aad hawada...

Adeegii Mobile Internet-ka ee shirkadaha Isgaarsiinta ayaa maalintii saddexaad hawada ka maqan, iyadoo Khamiistii la soo dhaafay ay aheyd markii Shirkada Isgaarsiinta Hormuud oo bixineysay adeegaas ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada Maraykanka oo Digniin Soo Saartay.

Dowladda Maraykanka ayaa soo saartay digniin cusub oo ku socota muwaadiniinta u dhashay Maraykanka oo looga digay inay u socdaalaan Soomaaliya. Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka ayaa war qoraal...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan “Burundi Waa Wallaalo dhab ah oo naftood noo huray”

Mogadishu, 08 February 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ammaanay doorka Brundi oo uu sheegay inay yihiin Wallaalo dhab ah. Madaxweynaha ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Yeeshay kulan Aan caadi aheyn(Sawiro).

Muqdisho, February 9,2014—–Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Cabdiwali...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Boqolaal askari oo ahaa askartii la ruqseeyay oo maanta dibad bax ka dhigay...

Boqolaal askari oo dhowaan Taliska Ciidanka xooga dalka sheegay inuu ruqseeyay ayaa maanta dibad bax ka dhigay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, iyadoo askartan ay ka cabanayeen tallaabadii looga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg Ah:Shirkii Jaaliyada Beesha Axmed Harti ee dalka Ingiriiska oo...

Magaalada London ee Xarunta Dalka Ingiriiska ayaa waxa Goordhow ka furmaya  Shir Balaaran oo ay Yeelanayaan Jaaliyadaha Beelaha Axmed Harti ee ku dhaqan Cariga Ingiriiska. Ujeedka Shirka ayaa ah sidii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan loogu magac daray Xusuusta ay Umadda Soomaaliyeed ka dhaxashay...

Kulan loogu magac daray Xusuusta ay Umadda Soomaaliyeed ka dhaxashay Ra’isulwasaarihii hore ee Dalka Mudane C/risaaq Xaaji Xuuseen ayaa gelinkii dambe ee maanta lagu qabtay Hotelka Jazeera ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Barnaamijkii socdaalka Nabada iyo Cabdi shire Ciyaar Jecel(Video).

Halkan hoose ka Daawo Barnaamijkii Nabada ee Socdaalkii Cabdi Shire Jaamac Ciyaar jecel uu ku tegay Deegaanka miyiga ah ee Gobolka Nugaal.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tarsan: “Shirkadda Hormuud Shabaab ayaa ku khasbay inay joojiso Internet-ka”

Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa markii ugu horeysay faahfaahin ka bixiyay joojintii Internet-ka ee shirkadda Hormuud Telcom, wuxuuna Guddoomiye Tarsan si cad u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War-Saxaafadeed Shirkii Jaaliyada Beesha Axmed Harti ee London.

Waxaa habeenimadii xalay shir isugu yimi Jaaliyada Beelaha Ahmed Harti ee UK,shirkaas oo lagu qabtay qabtay Magaalada London ee xarunta dalka ingiriiska. Jaaliyadu waxay aad u falanqaysay isla...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Cusub ee Wasaarada Dekedaha Puntland oo Xilkii la Wareegay(Sawiro).

Wasiirka Cusub ee Wasaarada Dekedaha ,Gaadiidka Badda iyo La Dagaalanka Burcadbadeeda Puntland ayaa Maanta si rasmi ah xilka ula wareegay. Waxaa maanta xarunta Wasaarada dekedaha, gadiidka badda iyo La...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Buuq iyo gacan ka hadal ka dhashay fadhigii Golaha Wakiilada Somaliland.

Iyadoo uu sii xoogeysanayo khilaafka u dhaxeeya Golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxaa fadhigii maanta uu isugu yimid Golaha wakiilada ka dhashay buuq iyo gacan ka hadal dhex maray Xildhibaanada....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo War-Saxaafadeedkii Jaaliyada Beesha Axmed ee U.K(Video).

Halkan Hoose ka Daawo Shirkii Jaaliyada Beesha Axmed Harti ee Xalay lagu qabtay Magaalada London ee Xarunta Dalka Ingiriiska. Halkan ka Akhriso Warsaxaafadeedkii Shirka Jaaliyada Beesha Axmed Harti ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya oo la sheegay in howlo caafimaad uu u aaday dalka...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho ku jooga magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, halkaasoo la sheegay in howlo caafimaad iyo nasasho uu u tagay. Afhayeenka Madaxweynaha Eng....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

London: Muran ka Dhashay Korinta Gabadh Yar oo Soomaali ah.

Maalmihii la soo dhaafay waxa magaalada London ee dalka Britain ka taagnaa muran u dhexeeya qaar ka mid ah bulshada Soomaalida ah ee ku dhaqan magaaladaasi iyo masuuliyiinta degmada Harrow oo ka tirsan...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live