Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Labada gobol ee Sh/dhexe iyo Sh/hoose oo isku raacay inay samaystaan maamul...

Kulan loogaga hadlayay sidii ay u samaysan lahaayeen maamul goboleed labada gobol ee Sh/dhexe iyo Sh/hoose ayaa shalay lagu qabtay magaalada Muqdisho. Shirkan ayaa waxaa ka soo qeybgalay inkabadan labo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

C/weli Gaas oo lagu wado in uu ku Booqasho tago Magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha cusub ee Puntland ayaa lagu wadaa inuu maalmaha soo socda booqdo magaalada Muqdisho si uu uga qeyb-galo aaska qaran ee loo sameynayo raysul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cabdirsaaq Xaaji...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bosaaso:Ciidanka PIS-ta oo Xalay nin Shacab ah diley.

Ciidamada loo yaqaano PS-ta ayaa fiidkii Caawa magaalada Bosaso ku dilay nin dhalinyaro ah oo magaciisa lagu sheegay C/casiis Barre , kadib markii gaari uu watay ay ka shakiyeen. Dad goob joogayal ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Al-Shabaab oo ku hanjabay inay xoojin doonaan weerarada ay ka geysanayaan...

Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyada duqeymihii habeen ka hor ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo ku hanjabtay inay sii wadi doonto weerarada. Gudoomiyaha Al-Shabaab ugu qaabilsan Gobolka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirkii Hore ee Amniga Puntland oo xilkii Wareejiyey,Khudbad qiimo lehna...

Waxaa sharaf weyn ii ah inaad maanta goobjoog ka ahaataan munaasabada xil wereejinta Wasaaradda Amniga oo aan xilka kala wareegayo Wasiirkii xafiiska iiga horeeyey mudane Khaliif Ciise Mudan. Ugu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiiradii Puntland ee Muranka Badan dhaliyey oo Xilalkii la kala...

Wasiirkii Puntland ee Muranka Badan dhaliyey ayaa Maanta Xilalkii la kala Wareegay. Waxaa maanta  xilalka la wareegay 12-wasiir oo ka mid ah kuwa uu dhowaan soo magacabay madaxwaynaha Puntland...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay”adda UN-HABITAT oo dhisme cusub ku wareejisay Maamulka degmada Boosaaso.

Hay’adda UNHABITAT ayaa maanta ku wareejisay maamulka degmada Boosaaso dhisme cusub oo noqonaya xarun bulsho. Eng.Maxamuud Maxamed Siciid (Kawir) oo ka mid ah howlwadeennada UN-HABITAT ayaa sheegay in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland cabinet ministers should share power equally amongst local tribes.

Firstly, I would like to extend congratulations to the new president of Puntland, Abdiweli Mohamed Ali Gaas as well as the former president Abdirahman Farole for all of his achievements and...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen oo Salaad Janaaso lagu tukaday(Video).

Maydka ra’iisul wasaarihii labaad ee Soomaaliya, Cabdirisaaq Xaaji Xuseen ayaa lagula tukaday salaaddii janaasada masaajidka weyn ee Abuubakar Al-Sadiiq ee magaalada Minneapolis shalay oo Talaado...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Puntland oo saaka ku soo wajahan magaalada...

Madaxweynaha Puntland Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka ku soo wajahan magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, si ay uga qeyb galaan aaska qaran ee loo sameynayo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Meydka Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo berri lagu aasayo magaalada...

Allaha u naxariistee Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen ayaa lagu wadaa in maalinta berri oo jimco ah lagu aaso magaalada Muqdisho, iyadoo madaxda dowladda, wafuud ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Muqdisho u Ambabaxay

Wafdi uu hoggaaminayo madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali(Gaas) ayaa saakay u amba baxay magaalada Muqdisho si uu uga qayb galaan  aaska qaran ee loo samaynayo RW labaad ee Somalia...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdigii Madaxweynaha Puntland oo Muqdisho Gaarey.

Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Maamul gobolleedka Puntland Mudane C/weli Maxamed cali Gaas ayaa waxay soo gaareen magaalada Muqdisho iyadoo si weyn loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Muqdisho....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaare Cabdiwali oo Muqdisho ku soo dhoweeyey Madaxweynaha Puntland.

Muqdisho, February 6, 2014—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Shiikh Axmed Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyey Madaxweynaha Dawlad Goboleedka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirada Soo Dhoweyntii Wafdiga Madaxweynaha Puntland ee Magaalada...

Halkan Hoose ka Daawo Sawirada Soo Dhoweyntii Wafdigii Madaxweynaha Puntland ee Magaalada Muqdisho.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin Safarkii Wafdiga Madaxweynaha Puntland (Sawiro+Cod).

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta si wayn loogu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho, waxana garoonka Aadan Cadde ugu yimid Ra’iisal wasaare Cabdiweli Shiikh Axmed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan duco ee Ra’iisul Wasaarihii hore oo ka dhacay Madaxtooyada(Sawiro).

Muqdisho, 07 Febraayo 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ku tilmaamay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Cabdirisaaq Xaaji Xuseen shaqsi ku dayasho mudan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamadii gaarka ahaa ee la socday Madaxweynaha Puntland oo loo diiday inay...

Ciidamada AMISOM iyo Gudiga heerka qaran ee qaban qaabinaya aaska Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa u diiday inay galaan Ciidamada gaarka ah ee la socday Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Meydka Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo laga soo dejiyay Garoonka...

Waxaa goor dhow garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho laga soo dejiyay Meydka Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen, iyadoo naxashka lagu sido meydkiisa la huwiyay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku tilmaamay Marxuum.Cabdirisaaq Xaaji Xuseen...

Muqdisho, 07 Febraayo 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qeybgalay aaskii qaran ee loo sameeyey Ra’iisul Wasaarihii hore Marxuum...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live