Reer Maakhir oo ka Horyimid Xukuumada C/weli Gaas(Video).
Maamulka Maakhir oo ka Mida Maamulada ka Soo horjeestey Siyaasada lagu maamulay xukumada Cusub ee Puntland waxa Markii ugu horaysey sheegeen Inay ka qeyb galayaan shirka taleex isla Markaasina Mowqof...
View ArticleR.Wasaarihii hore ee JFS Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” oo shacabka...
R. Wasaarihii hore ee JFS Md. Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geerida R.wasaare C/risaaq Xaaji Xuseen. Innaa lillaahi wa inaa illaahi raaajicuun. Raysal...
View ArticleOgeysiis Deg Deg A:Jaaliyadaha Beelaha Axmed Harti ee Cariga Ingiriiska.
Dhamaan Waxa La Ogeysiinayaa Jaaliyada Beelaha Axmed Harti(Moorcase) ee ku dhaqan Cariga Ingiriiska in Beri 02-02-2014 la qaban Doono Shir Deg Deg Ah oo Looga hadlayo Aayaha iyo Mustaqbalka Beelaha...
View Articlekulan ku saabsan mataanaynta Shacabka jigjiga iyo Garoowe oo xalay garoowe...
Kulan ku saabsan mataanaynta shacabka Jigjiga iyo Garowe laguna soo bandhigay ciyaarta dhaantada ayaa xalay lagu qabtay xarunta gobalka ee magalada Garowe. Bandhig dhaqameedkaan uu sameeyay fanaanka...
View ArticleHalkan ka Akhriso Taariikh Nololeedkii Alla How Naxariistee C/risaaq Xaaji...
Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Allaha u Naxariistee Taariikh Nololeedka Ra’izul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdirisaaq Xaaji Xusseen oo xalay ku geeriyooday Dalka Mareykanka Halkan ka Aqriso...
View ArticleHambalyo Dhalasho:Mudane.Maxamed Cali Faruur iyo Murwo.Xaliimo C/risaaq Bille.
Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Soomaaliyeed ee Raadreeb.com Waxay Hambalyo Dhalasho oo Kal iyo Laab ah Udirayaan Caaqil Maxamed Cali Faruur iyo Murwadiisa.Xaliimo Cabdirisaaq Bille oo...
View ArticleDagaal u Dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo Al-Shabaab oo saaka ka qarxay...
Dagaal u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo Al-Shabaab ayaa saakay ka qarxay Buuraha Galgala ee Gobolka Bari, iyadoo dagaalkan uu daba socdo dagaal todobaadkii hore ciidamada Puntland kula wareegeen...
View ArticleMaamulka Somaliland oo sheegay in ay xabsiga dhigeen saddex ka mid ah...
Maamulka Somaliland ayaa waxa ay sheegeen in ay ka qabteen garoonka dayuuradaha magaalada Hargeysa saddex mas’uul oo ka mid ah dowlada Federalka Soomaaliya. Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali...
View ArticleQaraxyo xoogan oo xalay laga maqlay inta badan magaalada Muqdisho.
Jugta Qaraxyo xoogan ayaa xalay laga maqlay inta badan magaalada Muqdisho, kaasoo ugu yaraan inta la og yahay hal ruux uu ku geeriyoodeen, iyadoo qaraxyadan ku soo aaday, xilli shalay inta badan...
View ArticleWasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya oo xilka la wareegay.
Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta xilka kala wareegay Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo xukuumaddii hore ka tirsaneyn, xilkana si ku-meel-gaar ah u...
View ArticleJaaliyada Puntland ee Switzerland oo Hogaan Cusub Dooratay(Sawiro).
Jaaliyada Puntland ee Dalka Switzerland, ayaa shalay dooratay hogaan cusub oo hogaamin doona mudadada 2 sano ee soo socota, kulan ka dhacay magaalada Freiburg oo ay soo qeyb galeen qeybaha kala duwan...
View ArticleShacabka Reer Sanaag Shacab ku dayasho Mudan(Sawiro).
Lacagtii ugu horaysay wadada isku xirta Ceel Daahir iyo Ceerigaabo oo Xalay lagu ururiyey. Xaflad weyn ayaa xalay Ka dhacday Hotel Jubba ee Magaalada Boosaaso Kaasoo Looga Arrinsanayey Waddo...
View ArticleDagaal Culus oo maanta ka dhacay Deegaanka Galgala .
Dagaal Culus ayaa Maanta ka dhacay Deegaanka Galgala. Inta la og yahay labo ka tirsan kooxda alshabab ayaa ku dhintay dagaal saakadii hore ku dhexmaray ciidanka daraawiisha dowladda Puntland iyo...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cabdiweli oo Shir-guddoomiyey kulankii labaad ee guddiga...
Muqdisho, February 3, 2014—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Shiikh Axmed Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho ku shir-guddomiyey kulankii labaad ee uu yeeshay...
View ArticleMaamulka Somaliland oo shaqadii ka Joojiyey Universal-Tv.
Mamulka Somaliland ayaa maanta shaqadii ka joojiyey telefishinka-Universaltv ka dib markii ay ku eedeyeen inuu tabiyay muuqaal lagu dhaleecaynayo Axmed Siilaanyo. Wasiirka warfaafinta Somaliland...
View ArticleXaflad Puntland oo ka dhacdey Columbus-Ohio-U.S.A.(Sawiro+Video).
Xaflad si weyn loo soo agaasimay laguna taageerayay Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Cali Gaas ayaa lagu qabtay Columbus Ohio waxaana soo abaabulay Jaaliyada Soomaalieed ee Puntland. Waxa ay xafladani...
View ArticleMadaafiic hoobiyeyaal ah oo caawa ku soo dhacay qeybo ka mid ah magaalada...
Madaafiic hoobiyeyaal ayaa caawa fiidkii ku soo dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, iyadoo badankood ay ku hoobteen Xaafado ku dhow dhow Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya. Sida ay sheegayaan...
View ArticleGolihii Wasiirada Puntland ee Muranka Badan Dhaliyey oo Maanta la Anxisiyey.
Golihii Wasiirada Puntland ee Muranka Badan Dhaliyey ayaa Maanta la Anxisiyey,Kuwaas oo inta badan aan kalsooni ka heysan Beelaha ay kasoo jeedaan. Golaha Baarlamaanka ee Maamulka Puntland ayaa...
View ArticleQeybta 2-aad: Tallo ku Socota M/weynaha Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali ‘GAAS’.
Qeybtan waxaan ku soo qaadan doonaa inta ka dhiman maqaalkii jore oo ay ku jiraan wasaaradaha waqti & kharash dhumiska dadkuna u heystaan in ay wax tarayaan muddada badanna nadaba socday & kuwa...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha oo ka dalbaday hay’addaha amnigu inay jawaab cad ka...
Muqdisho, February 4,2013—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta la kulmay hay’addaha ku shaqada leh amniga, sida Wasiirka Amniga Qaranka...
View Article