Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Shacabka Reer Sanaag Shacab ku dayasho Mudan(Sawiro).

$
0
0

Lacagtii ugu horaysay wadada isku xirta Ceel Daahir iyo Ceerigaabo oo Xalay lagu  ururiyey.

Xaflad weyn ayaa xalay Ka dhacday Hotel Jubba  ee Magaalada Boosaaso Kaasoo Looga Arrinsanayey Waddo Magaceeda La yidhaahdo “Ceeldaahir Badhan Ceerigaabo”,  Taas oo Lagu Qiyaasay dhererkjeeda  180km Isla Markaasi Laysla Qaatay In La saaro Waddo Laami ah.

wadadan ayaa waxay   ka bilaamaysa  Ceeldaahir iyadoo ku dhamaanaysa caasimadda gobolka Sanaag ee Ceerigaabo,  Dhaqaalaha ku baxaya waddadan ayaa Lagu Qiyaasay 12 Milyan Oo Doller Iyadoo Isla Caawaba La Uruuriyey lacag gaaraysa  $150,000  oo doolar.

1503258_675188265867412_762281872_nsd 1520711_675188475867391_831768871_nfr 1531897_675188389200733_1552281543_nas 1620931_461441373981337_265996768_n


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Latest Images

Trending Articles