Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10373 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg Ah:Khilaaf xoogleh oo soo kala dhexgalay Sadexda Golle ee...

Sida uu qorshuhu ahaa maanta ayaa lagu waday in madaxtooyadda lagu dhaariyo gollaha wasiiradda inta ka joogta,hase yeeshee dib ayaa loo dhigay lamana sheegin xiliga ay dhici doonta dhaarinta wasiiradda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xukuumadda Soomaaliya oo baaq u dirtay Hogaamiyayaasha Dhaqanka iyo...

Xukuumadda Soomaaliya ayaa baaq u dirtay Hogaamiyayaasha Dhaqanka iyo Siyaasiyiinta kulanku uga socdo Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay. Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ugu yeereysaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Beesha Jambeel oo Dhaliishay Dhismaha Xukuumada Cusub ee Puntland.

Ku:Madaxweynaha Puntland- C/Wali Maxamed Cali Gaas. Ku: Madaxweyne ku-xigeenka Puntland. Ku: Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland. Og:Dhammaan isimada,salaadiinta iyo cuqaasha reer Puntland. Beesha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Cabdiwali Gaas oo Sharcigii Puntland Jabiyay.

Akhristow Dowlada Puntland waxaa la dhisey 1998, Waxana lagu dhisey 5-Gobol Iyo Dagamada Buuhoodle,  waxa loo fadhiyay Shirar aad u badan si loo dhiso Maamul dadka Deeganada Puntland ey yeeshaan, Dood...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya oo soo Dhoweeyay heshiiska IGAD ee ku aadan Koonfurta...

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sh. Maxamud ayaa soo dhaweeyay heshiiska IGAD ee ku aadan Koonfurta Sudan. Madaxweynaha oo ka hadlay khilaafka ka taagan South Sudan ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faallo:-Garasha Xumada Gaas iyo Geesinimadii Faroole(By.Cabdi M.Cali).

Gelinkii Dambe ee Talaadada ayay ahayd Markii Gaas Magcaabay Wasiiradii Mateli lahaa Shacabka Ilma Harti  iyo Beesha Leelkase Ee ku unkan Gobolada Waqooyi Bari Puntland. Doorashadii 8deedii Janaayo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bosaaso:-Beesha Axmed Harti oo Baaq iyo Dhaliil Kasoo Saartey Habka Wax u...

Shir ay Magaalada Bosaaso   isugu yimaadaan qaar kamid ah waxgaradka, cuqaasha , Culima’uwdiin , aqoonyahaniin, dhallinyaro iyo  Haweenka ka socday  Beelaha Axmed Harti ee  Dega Deegaanada Puntland...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaaliya oo Taagero buuxda kala soo noqotay shirkii Midowga Afrika.

Madaxda dalalka Afrika ayaa waxaa ay garab ka siinayaan Soomaaliya howlgalada lagula jiro Al-Shabaab. Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamud ayaa wuxuu yir” Anaga hadda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Prof.Cabdirisaaq Cismaan Xasan(Juurile) oo Tacsi ka direy Geeridii...

Prof.Cabdirisaaq Cismaan Xasan(Juurile) oo ka Mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa Wuxu Tacsi tiiraanyo Leh udirey Dhamaan Qoyskii,Eheladii ,Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka Geeriyooday...

View Article


Kulankii Beelaha Axmed Harti oo qodoba muhiim ah laga soo Saaray (Dhegeyso).

Kulan maalintii Shalay ahayd ka dhacay magaalada Boosaaso ayaa beelaha Axmed Harti wexey kaga hadleen sida ay u arkaan sida loo qaybiyay Golaha wasiirada ee uu Madaxweyne Gaas soo magacaabay, dhamaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Khilaafkii u dhaxeeyey Garsoorka,Baarlamaanka iyo Xukuumada cusub ee Puntland...

Kulamo caawa xarunta Madaxtooyada si gaar ah ugu yeesheen Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland ayaa looga wada hadlay khilaafka u dhexeeya golaha Garsoorka iyo Baarlamanka Puntland ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdi Culimo ah oo Socdaal Dacwadeed ku maraya Gobolada Haylan iyo...

1: Booqashadii dhahareed. Xarunta Degmada dhahar waxaa safar Dacwo ku tagay  Wafdi uu huggaminayo Shiikh Axmed Cabdisamad oo ah guddomiyaha jamacatul ictisaam bil kitaabi wal sunnah iyo maamulka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada Kenya oo Ciidankeeda Kala Baxaysa Kismaayo.

Ciidamada Kenya ee qeybta  ka ah hawlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa lagu wadaa inay intooda badan dhowaan isaga baxaan magaalada Kismaayo ee koonfuurta Somalia. Afhayeen u hadley...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka tacsiyeey Geeridii Naxdinta Lahayd ee C/risaaq...

Inaa-Lilaahi Waa Inaa Ilaahi Raajicuun. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Allaah Naxariistii Janno hasiiyee Ra’isul...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra”iisulwasaare C/weli Shiikh Axmed oo ka tacsiyeey Geeridii Naxdinta Lahayd...

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli ayaa  ka tacsiyeeyey geeriddii naxdinta lahayd ee ku timi C/risaaq Xaaji Xuseen: “ Guddi aas qaran qabanqaabiya ayaan u xilsaarnay” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdiga Culimada ahaa ee Safarka ku Marayay Gobolka Sanaag oo booqday...

Wafdigii culimada ayaa siiwatay safarkoodii dacwadeed ee gobolka sanaag kaasoo kaso bilawday daggmada dhahar wafdigasoo uu hoggaaminayo Sh Axmed C/samad oo ah guddomiyaha Jamacatul ictisaam bil...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhegayso:-C/weli Gaas Calanka Puntland Sadex Maalin ayaa Hoos loo dhigi Doonaa.

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Gaas  ayaa ka Tacsiyeey Geeridii Naxdinta lahayd ee ku timid Ex.Ra”iisulwasaare Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo shalay ku Geeriyooday dalka Maraykanka. Halkan ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Tacsi ka diraya Geeridii how...

Dhamaan Masuuliyiintaan Magacyadoodu Hoos ku xusan yihiin oo Kala jooga Daafaha Caalamka Waxay Tacsi tiiraanyo leh ka Dirayaan Geeridii Naxdinta Lahayd ee ku Timid Alla How Naxariistee Marxuum C/risaaq...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maqaal:-Cadaalada Saxaafadu ma In Shacabka La Caburiyaa“SOMALI CHANNEL TV”

Waxaa amaan iyo Mahad naq Balaaran Mudan Eebe weyne, Kadibana War Baahiyayaahsa Sida Xorta ah oo Cadaaladu Ku dheehantahay U istaagay Inay U shaqeeyaan Bulshada Somaaliyeed Ee La ildaraa Lana Daalaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Prof.Jawaari Oo Gudi Laba Gole Ah U Saaray Aaska Qaran Ee EX.Ra’isulwasaare...

Ku simaha Madaxweynaha Dalka ahna Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka tacsiyadeeyey geerida ku timid Allaha u naxariistee...

View Article
Browsing all 10373 articles
Browse latest View live