Prof.Cabdirisaaq Cismaan Xasan(Juurile) oo ka Mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa Wuxu Tacsi tiiraanyo Leh udirey Dhamaan Qoyskii,Eheladii ,Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka Geeriyooday Alla How Naxariistee Marxuum Abukaate.Cabdicaziiz Nuur Xirsi oo Dhowaantan ku Geeriyooday Dalka Maraykanka.
Prof.Juurile Wuxuu Marxuumka Alle uga Baryey in uu Janadii Fardowsa Geeyo,Qoyskii,Eheladii,Qarabaadii iyo Asxaabtii uu Marxuumku ka Geeriyoodeyna uu Samir iyo Iimaan Ka Wada Siiyo.