Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Tacsi ka diraya Geeridii how naxariistee marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen.

$
0
0

Dhamaan Masuuliyiintaan Magacyadoodu Hoos ku xusan yihiin oo Kala jooga Daafaha Caalamka Waxay Tacsi tiiraanyo leh ka Dirayaan Geeridii Naxdinta Lahayd ee ku Timid Alla How Naxariistee Marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen oo shalay ku Geeriyooday Dalka Maraykanka,Waxayna si gaar ah tacsi ugu Dirayaan Qoyska Reer Xaaji Xuseen Meel walba oo ay Dunida ka Joogaan,Waxayna Leeyihiin Dhamaan Samir iyo Iimaan alla haynaga Wada Siiyo,isagana Janadii Fardowsa alla ha Geeyo Aamiin Aamiin Aamiin.

Hoos ka Akhriso Xildhibaanabada  Soomaaliyeed ee Tacsida Diraya:-

1-Xildhibaan Prof.Cabdirisaaq Cismaan Xasan(Juurile).

2-Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

3-Cabdullaahi Jaamac.

4-Nuur I. Beyle.

5-Xasan Macalin.

6-Cabdulqaadir Xaashi.

7-Cabdullaahi Xaaji Dayib.

8-Maxamuud M.Gure.

juuurile2

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Latest Images

Trending Articles