Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Madaxweynaha Soomaaliya oo soo Dhoweeyay heshiiska IGAD ee ku aadan Koonfurta Sudan(Sawiro).

$
0
0

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sh. Maxamud ayaa soo dhaweeyay heshiiska IGAD ee ku aadan Koonfurta Sudan.

Madaxweynaha oo ka hadlay khilaafka ka taagan South Sudan ayaa wuxuu sheegay” IGAD door weyn ayey ka qaadatay xalinta khilaafka ka taagan K/Sudan,Dowladda Soomaaliyana ayadoo kaa-shaneysa saaxiibadeeda waxey ka shaqeysay in ay isku soo dhawaadaan labada dhinac iyo in xabadda la joojiyo. Waxaa muhiim ah badbaadinta shacabka iyo in la dhowro xuquuqda bini’aadamka. Waxaan kale oo aan ku heshiinay in barakacaayaasha si xor ah ay ugu noqon karaan guryahoodii.”

Ugu danbeyntii waxaa shirkan laga soo saaray qoraal cad oo qeexaya qaabka loo adkeynayo xabad joojinta.

DHAMMAAD.

unnamed (1) unnamed (2) unnamed (3) unnamed

Wixii faah-faahin ah kala xiriir Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyadda,Malik Abdalla: mabdalla@presidency.gov.so.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Latest Images

Trending Articles