Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Ogeysiis Deg Deg A:Jaaliyadaha Beelaha Axmed Harti ee Cariga Ingiriiska.

$
0
0

OgeysiisDhamaan Waxa La Ogeysiinayaa Jaaliyada Beelaha Axmed Harti(Moorcase) ee ku dhaqan Cariga Ingiriiska in Beri 02-02-2014 la qaban Doono Shir Deg Deg Ah oo Looga hadlayo  Aayaha iyo Mustaqbalka Beelaha Axmed Harti(Moorcase) Shirkaas oo ka dhici Doona Magaalada London.

Shirka ayaa ka dhici Doona Xarunta Adresska Hoos ku Qoran:-

Crown House 210 Second Floor, North Circular Road ,NW10PN-London.

Wixii Faahfaahin Intaas Dheer Kala Xiriir Telefoonada Hoos ku Qoran:-

1-Xasan Siciid Toodho .Tell-07572579661.

2-C/laahi Cali Hiirad.Tell-07956651659.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Latest Images

Trending Articles