Qaramada Midoobey oo Madaxweyne Gaas kula Dardaaran tay Awood qeybsi uu La...
Madaxweynaha cusub ee Puntland Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa ilaa maanta kulamo xiriira magaalada Garowe kula lahaa dhinacyo ay ka mid yihiin Madaxa xafiiska UNSOM ee QM u qaabilsan Somalia...
View ArticleGolaha Wasiirada Soomaaliya oo la sheegay in 20-Wasiir laga dhigayo.
Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa sida la sheegay Waxa laga dhigayaa 20-Wasiir . War lar lagu kalsoonaan karo oo ay heshay Raadreeb.com ayaa sheegaya in madaxda dowladda Soomaaliya ay isku raaceen in...
View ArticleCabdiweli Gaas”Hantida Qaranka Hala Dhowro”
Madaxweynaha Cusub ee Dowlada Puntland mudane C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kulan saxaafadeed uu ku qabtay magaalada Garoowe waxa uu ka soo saaray digniin adag oo ku wajahan hantida dowlada in...
View ArticleXarunta Madaxtooyada ee Magaalada Bosaaso oo Hub Laga Dhacay Maanta.
Iyadoo maanta madaxweynaha cusub ee Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas uu amar ku bixiyey in la dhowro hantida dowladda, ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in lala tegey gaadiid iyo hub badan oo ay...
View ArticleGudoomiyaha Jaaliyada Puntland ee dalka Holland oo Hambalyo udirey Madaxweyne...
Jaaliyada Puntland ee dalka Holland Waxay Hambalyo iyo Bogaadin udiraysaa Madaxweynaha Cusub ee Dowlada Puntland. Dhamaan Jaaliyada dalka Holland oo uu Hormuud u yahay Gudoomiyaha Jaaliyada ee Dalka...
View ArticleXarakada Al-Islaax oo Baaq udirtey Madaxweynaha Cusub ee Dowlada Puntland.
Bayaan ka soo baxay Al-Islaax oo nuqul ka mid ah na soo gaaray ayaa waxaa Madaxweynaha cusub ee C/wali Maxamed Cali Gaas) loogu baaqay inuu ka shaqeeyo nabadgelyada deegaanada Puntlad. Sidoo kale...
View ArticleDegmada Waaciye ee Gobolka Karkaar oo laga Taageeray Isbadalka ka dhacay...
Degmada Waaciye ee Gobolka Karkaar ayaa laga Taageeray Isbadalka Cusub ee ka dhacay Puntland. Boqolaal qof oo isugu jirey qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa isugu soo Baxay Hareeraha Wadooyinka...
View ArticleWasiirka Arrimaha Gugaha oo Cambaareeyey falkii Al-Shabaab ay ku joojinayeen...
Mogadishu, 10 January 2014 – Wasiirka Arrimaha Gudaha & Amniga Qaranka Mudane Cabdikarim Xuseen Guuleed ayaa cambaareeyey maleeshiyaadka Al-Shabaab dhawaaqidii ay ku sheegeen inay xanibayaan...
View ArticleSomali Minister of Interior condemns Al Shabaab internet ban.
The Minister of Interior and National Security of Somalia, H.E. Abdikarim Hussein Guled today condemned the extremist militia Al Shabaab’s announcement banning internet services in the areas of Somalia...
View ArticleFaallo: Howlaha ugu Muhiimsan ee Horyaal Madaxweyanaha Cusub ee Dowlada...
Howlaha ugu Muhiimsan ee Horyaal Madaxweyanaha Cusub ee Dowlada Puntland. Hordhac Sida lawada ogsoon yahay waxaa 8-dii janaayo 2014-ka madaxweynaha dowlada goboleedka Puntland loo doortay prof....
View ArticleMaqaal:Horusocodka Puntland iyo Hogaanka Cusub.
Haykalkii iyo nidaamkii aay udhacday doorashaadii Madaxwaynaha Puntland Dr CabdiWali Maxamad Cali Gaas`waxay muujinaysa wanaaga iyo bisaylka aygaareen umada Soomaaliyeed siiba Puntland waxaa...
View ArticleWHY IS KENYA SHIFTING FROM WESTERN TO EASTERN COUNTRIES ?
Kenya got its independence from British colony 1963, after a bloody and critical struggle, Kenyans were subjected torture and any kind of inhuman. After many years of freedom fighting, Kenyans reached...
View ArticleDaawo Dardaaran loo jeediyey Musharixiintii Xilka Madaxtinimada Puntland.
Halkan Hoose ka Daawo Dardaaran Adag oo loo Jeediyey Musharixiintii Xilka Madaxtinimo u tartamaysay Doorashada Ka hor. Dardaaranka ayaa waxa soo jeediyey Beesha Caalamka Gaar ahaan Midowga Yurub...
View ArticleMidowga Afrika oo sheegay inuu taageerayo Xukuumada Soomaaliya ee la soo...
Midowga Afrika ayaa sheegay inuu taageerayo Xukuumada Soomaaliya ee la soo dhisayo Iyadoo shalay Baarlamaanka Soomaaliya uu ansixiyay codsi Ra’iisul Wasaaraha ku dalbanayay in muddo 10-cisho loogu...
View ArticleNicholas oo ka hadlay Doorashadii ka dhacday Puntland.
Ergayga Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa sheegay in doorashadii Puntland ay ahayd mid ku dayasho mudan oo ku dhacday si nabadgalyo ah, isagoo ka dalbaday madaxweynaha cusub...
View ArticleRa”iisulWasaare Cabdi wali Sheekh oo ku dhow Inuu Iscasilo.
Muran ayaa ka taagan magacaabista golaha Wasiirada DF iyadoo warar laga helayo Villa Somalia ay sheegayaan in Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha DF ay si weyn ugu kala aragti duwan yihiin magacaabista...
View ArticleDhegayso:Prof.Juurile oo ka hadlay waxyaabaha horyaal Dr.Gaas.khilaafka...
Xildhibaan Prof.Cabdirisaaq Xasan Cismaan (Juurile) oo ka mid ah baarlamaanka dowladda dhexe ee Somalia ayaa si qoto dheer uga hadlay magacaabista madaxwaynaha cusub ee Puntland Dr.CabdiwalI Maxamed...
View ArticleBaarlamaanka Soomaaliya oo Dood kulul ka Yeeshay Mowshin ka dhan ah...
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay kaga doodeen mooshin ku saabsan in golaha Wasiirada cusub aan lagu soo dari karin xubin ka mid ah Xukuumaddii ay baarlamaanka...
View ArticleDaawo Warkii Maanta 12-01-2014 ee TV-GA Dowlada Puntland.
Halkan Hoose ka daawo Warkii Maanta 12-01-2014 ee Tv-ga Dowlada Puntland. qodobadii ugu waaweynaa ayaa waxa ka mid ahaa:- 1-Madaxweynaha Dowlada Puntland Prof.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo kulan la...
View ArticleCaasho Geelle Diiriye oo Loo Magacaabay Gudoomiyaha Gudiga Abaabulka Caleema...
Caasha Geelle Diriye Wasaaradda Haweenka iyo Qoyska soo qabatay PL Xukuumadii Dr Faroole ayaa loo Magcaabay Gudoomiyaha Abaabulka Caleema saarka Dr Gaas. Murwo Caasha Galle ayaa xustay in Caleema...
View Article