Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Xarakada Al-Islaax oo Baaq udirtey Madaxweynaha Cusub ee Dowlada Puntland.

$
0
0

Bayaan ka soo baxay Al-Islaax oo nuqul ka mid ah na soo gaaray ayaa waxaa Madaxweynaha cusub ee C/wali Maxamed Cali Gaas) loogu baaqay inuu ka shaqeeyo nabadgelyada deegaanada Puntlad.

Sidoo kale waxaa talooyin loogu jeediyay Madaxweyaha Puntlad C/wali Maxamed Cali Gaas iyo kuxigeenkiisa C/xakiin C/llaahi Camey inay ka shaqeeyaan midnimada iyo sharafka Umada Soomaaliyeed.

Hadaba Bayaanka ka soo baxay Al-Islaax halkan hoose ka Akriso:-

622170_10151108232277197_82152826_o

islaax_puntland


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10373

Trending Articles