Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Caasho Geelle Diiriye oo Loo Magacaabay Gudoomiyaha Gudiga Abaabulka Caleema Saarka Dr.Gaas.

$
0
0

Caasha-Geelle-DiiriyeCaasha Geelle Diriye Wasaaradda Haweenka iyo Qoyska soo qabatay PL Xukuumadii Dr Faroole ayaa loo Magcaabay Gudoomiyaha Abaabulka Caleema saarka Dr Gaas.

Murwo Caasha Galle ayaa xustay in Caleema Saarka ay ka soo qayb Galayaan Madax- Sar Sare oo ka tirsan Dowladaha Jabuuti, Kenya, Dowlada Deegaanka Ethipia, iyo Madax ka socda Dowlada Somaliya.

Waxay kaloo xustay in Caleema Saarka ay imanayaan Cuqaal iyo Madax- kale oo Reer Puntland, Barnaamijkan ayay sheegtay in yahay mid duco ah isla Markaana Dowlada Dardaaran loogu Jeedinayo iyo Mahadnaq Dowladii Laga Guulaystay.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles