Halkan Hoose ka daawo Warkii Maanta 12-01-2014 ee Tv-ga Dowlada Puntland.
qodobadii ugu waaweynaa ayaa waxa ka mid ahaa:-
1-Madaxweynaha Dowlada Puntland Prof.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo kulan la qaatay Haweenka Soomaaliyeed.
2-Taliyaha Guud ee Difaaca Puntland Gen.Siciid Maxamed Xirsi(Siciid Dheere) oo ka hadlay Amaanka Puntland.
3-Xildhibaano ka tirsan Dowlada Soomaaliya oo soo dhoweeyey Aqoonsiga ay Dowlada Puntland u Sameysay Muwaadiniinteed.
4-Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya oo ka hadlay Xilwareejinta ka dhici Doonta Puntland.
5-Sii hayaha Wasaarada Warfaafinta Dowlada Puntland oo soo dhoweeyey Madaxweynaha Cusub ee Dowlada Puntland.
6-Xaflado lagu soo dhoweynayay Madaxweynaha Cusub ee Dowlada Puntland oo Lagu qabtay Magaalooyinka Xingalool iyo midigalle ee Gobolka Sanaag.
7-Baarlamaanka Dowlada Soomaaliya oo ka digay in Ra”iisulwasaaraha Soomaaliya lagu carqaladayyo Soo Magacaabista Xukuumada Cusub.
8-Wasiirkii ku xigeenkii Wasaarada Ganacsiga ee Dowlada Liibiya oo lagu dilay Magaalada Sirta.
9-Ruushka oo 5-qof u qabqabtay qaraxyo ka dhacay Ruushka.