Prof.C/weli Maxamed Cali Gaas oo Ku Guuleystay Xilka Madaxtinimada Puntland.
Prof.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku Guuleystay Xilka Madaxtinimada ee Dowlada Puntland 5-ta Sano ee Soo Socota. Madaxweyne C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa Helay 33 Cod, Halka Madaxweynihii Hore ee...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo u hambalyeeyey Dr Abdiweli Mohammed Ali Gaas.
Muqdisho, 08 Janaayo 2014 – Madaxweynaha Somalia Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa u hambalyeeyey Dr Abdiweli Mohammed Ali Gaas oo ku guuleystay xilka Madaxweynenimo ee Puntland, tasoo ah guul u soo...
View ArticleR.W. oo u Hambalyeeyey Madaxweynaha cusub ee Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali...
January 8, 2014—–Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee la doortay ee dawlad goboleedka Puntland Dr....
View ArticleMadaxweynaha iyo Madaxweyne ku Xigeenka Puntland oo la Dhaariyey.
Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas iyo madaxweyne ku xigeenka, C/xakiin C/llaahi Xaaji Cumar (Camey) ayaa lagu dhaariyay hoolka baarlamaanka oo maanta lagu doortay. Labada mas’uul ee la...
View ArticleDaawo Khudbadii Ugu Dameysay ee Madaxweynihii Hore ee Puntland...
Halkan Hoose ka Daawo Khudbadii Ugu Dameysay ee Madaxweynihii Hore ee Dowlada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud(Faroole).
View ArticlePrime Minister congratulates Abdiweli Mohammed Ali Gaas on his election as...
Prime Minister congratulates Abdiweli Mohammed Ali Gaas on his election as President of Puntland State His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed congratulates Abdiweli Mohammed Ali Gaas on...
View ArticleDaawo Khudbadii Madaxweynaha Dowlada Puntland Prof.C/weli Gaas(Video).
Halkan Hoose ka Daawo Khudbadii Maanta ee Madaxweynaha Dowlada Puntland Prof.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.
View ArticleAkhriso CV-GA Madaxweynaha Cusub ee Dowlada Puntland Prof.C/weli Maxamed Cali...
Halkan Hoose ka Akhriso CV-Ga Madaxweynaha Cusub ee Dowlada Puntland Prof.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Madaxweyne Prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Waxa uu ku dhashay Miyiga Gobolka Mudug sanadkii...
View ArticleAkhriso Codadkii Guud ee ay Kala Heleen Dhamaan Musharixiintii Tartamaysay.
Halkan Hoose Akhriso Doorashadii Madaxtinimada Dowlada Puntland Sidii ay u dhacday iyo Codadkii Musharixiintu Kala Heleen:- Wareega kowaad waxaa u tartamay 11-musharax, codadna waxaa helay 7-musharax...
View ArticleBosaaso oo laga Taageeray Madaxweynaha Cusub ee Dowlada Puntland(Sawiro).
Waxaa maanta ka dhacay magaaladda Bosaaso ee xarunta Gobolka Bari Bannaanbax ballaaran oo lagu taageerayeyMadaxweynaha cusub ee Puntland hoggaamin doona shanta sano ee soo socota Proff Cabdiweli...
View ArticleEX.Ra”iisulwasaare Saacid“Waxaan soo dhaweynayaa isbadalka ka dhacay Puntland”
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa ugu hambalyeey doorashadii xorta ahayd shacbiga iyo gollaha wakiilada Puntland. Waxaana uu soo dhaweeyay madaxweynaha...
View ArticleMadaxweyne Xasan “Hay’adda Nabadsugidu waxey hormuud ka tahay amniga iyo...
Muqdisho, 09 Janaayo 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo xalay ka qeybgalay xafladii xuska sanadguuradii 44aad ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida...
View ArticleMidowga Afrika oo Soo Dhoweeyey Doorashadii ka dhacday Puntland.
Ururka Midowga Afrika ayaa ka hadlay doorashadii madaxweynimo ee shalay ka dhacday Puntland, taasoo lagu doortay madaxweyne cusub iyo madaxweyne ku xigeen cusub oo shanta sano ee soo socota hoggaamin...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay sababta keentay Dib u dhaca ku Yimid...
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay sababaha keenay dib u dhaca ku yimid soo magacaabista Golaha Wasiirada ee la filayay in dhowaan uu soo dhiso Ra’iisul Wasaare C/wali Sheekh Axmed Maxamed, iyadoo...
View ArticleUrurka Al-Islaax oo Amaanay sidii ay u dhacday Doorashadii Puntland.
Bayaan ay soo saartay ururka Al-islaax ayaa lagu soo dhaweeyay doorshadii ka dhacday Puntland Arbacadii shalay ahayd ayna kusoo baxeen laba mas’uul oo cusub. Al-Islaax ayaa sheegtay in doorashadii ka...
View ArticleTacsi Tiiraanyo Leh:Marxuum Xaaji Cumar Awcabdi.
Waxaa Saaka Magaalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari Ku Geeriyooday Alla How Naxariistee Marxuum Xaaji Cumar Awcabdi. Dhamaan Maamulka Warbaahinta Soomaaliyeed ee Raadreeb.com waxay Tacsi tiiraanyo...
View ArticleNicholas Kay oo La Kulmay Madaxweynaha Dowlada Puntland.
Magaalada Garoowe ee xarunta Dowlada Puntland waxaa maanta kulan ku yeeshay madaxweynaha Dowlada Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas iyo ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u...
View ArticleWAAGA U BARYEY PUNTLAND & MAALINTA BILICSAN .
Waxay ahayd 7dii janaayo 2014ka Waxaa soo afjarmay ollolihii musharixiinta u tartamayey madaxweynanimada Puntland,waxaa dhamaaday xodxodoshadii siyaasadeed ee xildhibaanada, waxay xildhibaanadu u...
View ArticleFaallo: Dhibaatooyinka Horyaalla Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.
Si lama filaan ah ayaa waxaa ku guuleystey tartankii Doorashada Madaxtinimada Puntland Cabdiweli Cali Gaas , oo Ra’iisalwasaare ka ahaa Xukuumaddii KMG ahayd ee Sheekh Shariif. Inkasta oo tartanku uu...
View ArticleDaawo Warkii Maanta ee TV-GA Dowlada Puntland.
Halkan Hoose ka Daawo Warkii Maanta 09-01-2014 ee TV-GA Dowlada Puntland. qodobadii Warka TV-GA Dowlada Puntland ugu doorka roonaa ayaa waxa ka mid ah:- 1-Natiijadii Doorashada Puntland oo Looga...
View Article