Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Prof.C/weli Maxamed Cali Gaas oo Ku Guuleystay Xilka Madaxtinimada Puntland.

$
0
0

Prof.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku Guuleystay  Xilka Madaxtinimada ee Dowlada Puntland 5-ta Sano ee Soo Socota.

Madaxweyne C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa Helay 33 Cod, Halka Madaxweynihii Hore ee Dowlada Puntland Dr.Faroole uu ku Helay- 32 Waxaan khasaaray 1 Cod.

Dr.Faroole oo Madasha ka hadlay ayaa sheegay in Guushu ay Maanta Raacday Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ,isagoona kula Dardaarmay in uu dalka iyo dadkaba ku hogaamiyo Daacadnimo.

PICTERS

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles