Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Ururka Al-Islaax oo Amaanay sidii ay u dhacday Doorashadii Puntland.

$
0
0

Bayaan ay soo saartay ururka Al-islaax ayaa lagu soo dhaweeyay doorshadii ka dhacday Puntland Arbacadii shalay ahayd ayna kusoo baxeen laba mas’uul oo cusub.

Al-Islaax ayaa sheegtay in doorashadii ka dhacday Puntland ay tahay mid muujinaysa biseylka siyaasadeed shacabka Puntland iyo ahmiyadda ay u leedahay ummadda Soomaaliyeed.

Haddaba halkan hoose ka akhriso bayaanka kasoo baxay Al-Islaax:-

Bayaan_Hambalyo_Al_Islaax


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles