Waxaa Saaka Magaalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari Ku Geeriyooday Alla How Naxariistee Marxuum Xaaji Cumar Awcabdi.
Dhamaan Maamulka Warbaahinta Soomaaliyeed ee Raadreeb.com waxay Tacsi tiiraanyo Leh udirayaan Dhamaan Eheladii ,Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka Geeriyooday Alla How Naxariistee Marxuum Xaaji Cumar Awcabdi,isagana Waxaan Alle uga Baryeynaa in uu Janadii Fardowsa Geeyo Aamiin Aamiin Aamiin.