Quantcast
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Soomaaliya oo dalbatay in dib loogu dhigo wada hadalka Somaliland...

Dowladda Soomaaliya ayaa ka codsaday Somaliland in dib loo dhigo wada hadalkii u socday ee lagu waday in dhowana uu ka bilowdo dalka Turkiga, iyadoo wafdi Somaliland uga qeyb geli lahaa wada hadalkaas...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ururka Nabadda iyo Cadaaladda oo doorashada PL ku tilaamay tilaabo ku dayasho...

Ururka Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Nabadda,Midnimadda iyo Cadaalada codka inta damiika nool,dareenka iyo Qiiradda Wadaniyaeed(Muslinimada ku gaashaman)waxaanu si diiran,niyada sami iyo farxadeeda halkan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha oo xafiiskiisa ku qaabilay Ambassador Afey(Sawiro).

Muqdisho, 06 January 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee IGAD Ambassador Mohamed Abdi Afey oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudiga Doorashada oo qabtay Codsiga Musharixiinta.

Gudoomiyaha Guddiga Doorashada ee Puntland ayaa sheegay inay gacanta ku hayaan codsiyo ka yimi dhanka murashaxiinta. Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad oo Saxaafada la hadlay  ayaa sheegay lacagta looga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Amaanka Magaalada Garoowe oo Si weyn Loo Adkeeyey.

Waxaa si aad ah loo adkeeyey ammaanka magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland oo maalin kaddib ay ka dhici doonto doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka Puntland ee shanta sano ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudiga Doorashada Puntland oo ku dhawaaqay Musharixiinta Buuxiyey Shuruudihii...

Gudiga Doorashooyinka Puntland ayaa Galabta ku dhawaaqay Liiska Musharixiinta Buuxiyey Shuruudihii Isdiiwaan gelinta. Musharixiinta Xilka Madaxweynaha ayaa waxay kala Yihiin:- 1:Cabdiraxmaan Maxamed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hambalyo Meher:Mudane-Maxamed Abshir Askar iyo Murwo- Faaiza Cabdirisaaq...

Dhamaan Dadkaan Hoos ku qoran oo kala Jooga Daafaha Caalamka Waxay Hambalyo Meher oo Kal iyo Laab ah udirayaan Mudane.Maxamed Abshir Askar iyo Faaiza Cabdirisaaq Maxamed Ciiraaale(Faaizo Guulwade). oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Caqabado Badan oo Ku Hor-Gudban Soo Magacaabista Golaha Wasiirada Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Maxamed ayaa caqabad xoog leh ay ka heysataa soo magacaabida Golihiisa Wasiirada oo noqday mid soo daahay, iyadoo uu jiro is heysi badan oo u dhaxeeyay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Warkii Maanta ee TV-Ga Dowlada Puntland.

Halkan Hoose ka Daawo Wararkii Maanta ee TV-ga Dowlada Puntland. Qodobadii Ugu doorka roonaa ee TV-Ga Dowlada Puntland ayaa waxa ka mid ahaa Haweenka Gobolka Nugaal oo Faroole Taageeray,Gudoomiyaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Akhriso Taariikh Nololeedka Musharax Cabdiweli Gaas.

Halkan Hoose ka Akhriso Taariikh Nololeedka  Musharax Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Musharax Madaxweyne Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku dhashay Miyiga Gobolka Mudug sanadkii 1965 ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Somalia “Doorashada Puntland waa horumar lagu tallaabsaday.”

Muqdisho, 07 Janaayo 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ku tilmaamay doorashooyinka Puntland horumar lagu tallaabsaday, una rajeeyey in doorashada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo Khudbad Dheer Jeediyey.

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdi Raxman Sheikh Maxamed Maxamuud Faroole ayaa si rasmi ah u jeediyay qudbadiisa uu kaga hadlayay waxqabadkii ugu muhiimsanaa ee ay qabatay xukuumadiisa soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Khudbadii Musharax Shire Xaaji Faarax(Video).

Halkan Hoose ka Daawo Khudbadii Musharax Shire Xaaji Faarax.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Khudbadii Musharax Cabdiweli Maxamed Cali Gaas(Video).

Halkan Hoose ka Daawo Khudbadii Musharax Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Khudbadii Musharax Faroole(Video).

Halkan Hoose ka Daawo Khudbadii Musharax Faroole ee uu Maanta Jeediyey.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Khudbadii Musharax Cali Xaaji Warsame(Video).

Halkan Hoose ka Daawo Khudbadii Musharax Cali Xaaji Warsame.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Khudbadii Musharax Madaxweyne ku xigeen Axmed Karaash(Video).

Halkan Hoose ka Daawo Khudbadii Musharax Madaxweyne ku xigeen Axmed Cismaan Karaash.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Akhriso Khudbadii Musharax Cabdiraxmaan Faroole.

Barnaamijka Musharax Madaxweyne Dr. Cabdiraxman Sh. Maxamad Maxamud (Farole) ee Xilka Madaxweynaha Dowladda Puntland ee Doorashada 2014...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Waraysi Gaar Ah Musharax Faroole(Video).

Halkan Hoose ka Daawo Waraysi Gaar Ah  oo uu Bixiyey Musharax Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud(Faroole) ,Waraysigaas oo uu Siiyey TV-GA Caalamiga ah ee Somachannel.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada Soomaaliya oo Isha ku Haysa Doorashada Madaxtinimada Puntland.

Dowladda Soomaaliya ayaa isha ku heysa doorashada Madaxtinimada Puntland ee maalinta berri dhaceysa magaalada Garowe ee Gobolka Nugaal, ilaa 11-musharax oo uu ka mid yahay Madaxweynaha xilka haya...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live