Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynihii hore Sheekh Shariif oo ka hadlay Xaalada Soomaaliya iyo dagaal...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ku sugan magaalada Kampala ayaa ka hadlay Xaalada Soomaaliya, isagoo wax laga xumaado ku tilmaamay dagaal beeleedyadii ka dhacay Gobolada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Ammaanka oo ku baaqay in la dar dar geliyo taageerada dhinaca Amniga...

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey aya ku baaqay in la dar dar geliyo taageerada loo fidinayo dowladda Soomaaliya ee dhinacyada Amniga iyo Horumarinta, iyagoo beesha Caalamka ugu baaqay inay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Akhriso Magacyada Musharixiinta Xilka Gudoonka Baarlamaanka Puntland.

Maalinimada Beri ah waxay xildhibaannada baarlamaanka Puntland -ee maalmo kahor la dhaariyey- ay dooran doonaan guddoomiyaha iyo guddoomiye ku-xigeenka golaha, waxaana jira tiro xildhibaanno ah oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Xafladii Dhaarinta Xildhibaanada Cusub ee Dowlada Puntland oo...

Halkan Hoose ka Daawo Xafladii Dhaarinta Xildhibaanada Cusub ee Dowlada Puntland.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Siciid Xasan Shire Ma Hogaamin Karaa Golaha Wakiilada Puntland? (Falanqayn).

Siciid Xasan Shire ma hogaamin karaa Golaha Wakiilada Puntland? (Falanqayn). Maalinimada beri (Sabti 4 Jan, 2014) ayaa lagu wadaa mudanayaasha Golaha Wakiilada Dowladda Puntland inay u dareeraan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Akhriso Warbixintii Ugu Dameysay ee Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka...

Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay Hoolka Baarlamaanka Puntland ee magaalada Garowe doorashada Guddoonka Golaha Wakiiladda ee Dowladda Puntland. Waxaa isu soo sharaxay xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo lagu wado in lagu dhawaaqo Gelinka Dame ee...

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa  lagu wado in lagu dhawaaqo Gelinka Dame ee Maanta. Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Maxamed ayaa lagu wadaa in  ku dhawaaqo Golihiisa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Siciid Xasan Shire oo ku Guuleystay Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland.

Wareega sadaxaad ee doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland waxaa ku guulaystay Xil. Siciid Xasan Shire, codeyntiina sidaan bay u dhacday: 1. Xil. Sicid Xasan Shire...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay Ergayga gaarka ah ee Q.M u...

Muqdisho, January 3, 2014—- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Ergayga gaarka ah ee Q.M u qaabilsan arimaha Soomaaliya, waxaana ay ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamaanka Puntland oo Doortay Gudoomiye ku Xigeenada Gudoonka Baarlamaanka.

Waxaa goor dhawaweyd soo dhamaatay codeytii guddoomiye ku-xigeenka koobad ee Baarlmaanka Cusub ee Dowlada Puntland. Xildhibaanada ayaa xilka waxaa ay u doorten xildhibaan  Cabdi Xamiid...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musharax Awaare oo Qado Sharaf u Sameeyey Xildhibaanada Puntland(Sawiro).

Musharaxa u taagan xilka madaxweyn nimo ee Puntland Mudane Cali Cabdi Awaare ayaa maanta kulan qada sharfeed ah u qabtay gudoonka cusub ee baarlamanka iyo xildhibaanadiisa, taas oo dhacday ka dib...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Warkii Maanta 04-01-2014 ee TV-ga Dowlada Puntland.

Wararkii Maanta ee TV-Ga Dowlada Puntland ayaa waxa ka mid ahaa Madaxweynaha Dowlada Puntland oo Xariga ka jaray Terminaal Cusub ,Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo la Doortay,maamulka Jubbaland oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Former Cabinet minister elected as new Puntland Parliament Speaker.

The new parliament in Somalia’s Puntland state has elected Mr. Said Hassan Shire as Puntland Parliament’s new Speaker of the House during a parliament vote on Saturday in the state capital of Garowe,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ku ammaanay Puntland doorashada...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ku ammaanay Puntland doorashada Baarlamaanka, una hamblayeeyay guddoonka cusub Muqdisho, January 5, 2014—-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faroole oo xariga ka jaray Xarunta Socdaalka iyo Xafiisyada Garoonka...

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud(Faroole) ayaa xariga ka jaray Xarunta Socdaalka iyo Xafiisyada Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Garoowe.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaar ka mid ah Musharaxiinta Puntland oo soo dhoweeyay is bedelka cusub ee...

Qaar ka mid ah musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimada Puntland ee lagu wado in 8-da bishan ay dhacdo ayaa rajo ka muujiyay is bedelka cusub ee Baarlamaanka Puntland, kadib markii maalinimadii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hambalyo Hambalyo :-Gudoonka Baarlamaanka Cusub ee Dowlada Puntland.

Dhamaan Bahda Warbaahinta Raadreeb.com Meel Kasta oo ay Caalamka ka joogaan Waxay Hambalyo Kal iyo Laab ah udirayaan Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Dowlada Puntland Mudane.Siciid Xasan Shire  iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musharixiinta Xilka Madaxtinimada Puntland oo Shuruud Lagu Xirey.

Baarlamaanka Puntland oo maanta fadhigoodii ugu horreeyey isugu yimid ka ddib markii ay shalay doorteen guddoonka sare ee Golaha, ayaa maanta Ansixiyey hab-raaca guddiga Xildhibaanada ah ee Maamuli...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaaliyada Puntland ee ku dhaqan Columbus Ohio U.S.A oo taageertay Hanaanka...

Jaaliyada Puntland ee ku dhaqan Dalka Maraykanka Gaar ahaan Columbus Ohio ayaa isugu yimid kulan ay uga hadlayeen Mustaqbalka Dame ee Deegaanada Puntland iyo weliba Hanaanka Doorasho ee Xiligan  ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bosaaso:Aqoon iswaydaarsi ah loo qabtay qayb ka mid ah Ardada iskuulka imaamu...

Bosaaso:- magalada Boosaso ayaa waxaa ka bilawday manta oo tariikhdu tahay 05/01/2014 dawro aqoon iswaydaarsi ah oo ay soo qabanqabisay iskuulka imaamu shaafici oo kashanaya mu’assada Minhaaj ee...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live