Wasiirkii hore ee Dhaqaalaha ee Lubnan oo lagu dilay qarax ka dhacay...
Wasiirkii hore ee Dhaqaalaha Lubnan iyo afar kale ayaa lagu dilay qarax bartamaha magaalada Beirut ka dhacay, kaasoo ahaa qarax aad u xoogan oo geystay waxyeelo ballaaran. Qaraxan ayaa ka dhacay meel...
View ArticleRa’iisul Wasaare Dr. Cabdiwali Sheekh Axmed oo tacsi u diray dadkii ku...
Muqdisho, December 27, 2013—–Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Dr. Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Askartii iyo dadkii rayidka ahaa ee...
View ArticleMadaxweyne Xasan “IGAD waa inay juhdi walba ku bixisaa si loo xaliyo South...
Nairobi, 27 December 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo ka qeybgalay shir madaxeedka dalalka IGAD loogana hadlayey xaaladda dalka South Sudan ayaa...
View ArticleQof Kasta oo Dadkiisa Caawiyaa ma Argagixisaa!! Sheekh Maxamed Idiris waa...
Sheekh Maxamed Idiris oo ka mid ah Culimadda Soomaaliya loogu jecel-yahay ,ayaa Dawladda Mareykanka Qorsheyneysaa inay Dacwad ku soo oogto Dhalashadda Mareykankana kala noqoto ,iyadoo Sheekha lagu...
View ArticleFear in Khatumo Ahead of Puntland Polls.
Thousands of people in northern Somalia’s two-year-old Khatumo state remain displaced for fear of a repeat of the armed violence in late November that forced them to flee their homes in the state...
View ArticleMidowga Yurub oo dib u Habeyn ku Sameeyey Sharciyada Qaaxootiga(Video).
Bilowga bisha Janaayo ee sanadka 2014 ayaa waxaa dhaqan galaya isbedel cusub oo lagu sameeyay sharciga Dublin ee maareeya xuquuqda magangalyo doonka ay ku leeyihiin qaarada Yurub. Bartimihii sanadkaan...
View ArticleMadaxweyne Xasan oo Nairobi kula kulmay Diblomaasiyiin(Sawiro).
Nairobi, 28 December 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa kulamo gaar gaar ah shalay iyo xalay Nairobi kula qaatay Diblomaasiyiin islamarkaana...
View ArticleKoonfurta Sudan oo aqbashay xabad joojin, kadib dagaalo ay ku dhinteen kun ruux.
Dowladda Koofurta Sudan ayaa aqbashay xabad joojin dalka ka dhaqan gasha, kadib dagaalo lagu hoobtay oo maalmihii u dambeeyay ka dhacayeen gobolada dalkaas. Xabad Joojintan ayaa ka dambeysay kadib...
View ArticleCulimada Puntland oo Baaq Soo Saarey(Sawiro).
Culimadda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa si wada jir ah waxay ugu baaqeen Isimadda marjaca u ah dhismaha Puntland,baarlamaanka imaan doono sanadka cusub,murashaxiinta iyo guddiga xalinta khilaafaadka...
View ArticleIsimada soo Jireenka ah oo Soo Saarey Go’aamo Sadex qodob ka Kooban.
Isimadda soo jireenka ah oo maalmihii lasoo dhaafay shirar kala duwan ku lahaa magalada Garowe xarunta Puntland ayaa maanta waxay soo saareen go’aamo saddex qodob ka kooban,kuwaasoo si toos ah uga...
View ArticleBoqor Axmed Boqor Cabdullaahi oo Garoowe Lagu soo Dhoweeyey(Sawiro).
Boqor Axmed Boqor Cabdulaahi Muuse oo maalmo ka hor beesha reer Boqor Muuse magaalada Bossaso kaga dhawaaqeen inuu yahay boqorka beelaha Daarood ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay duleedka...
View ArticleRa’iisul Wasaare C.weli Sh. Axmed oo maanta kormeeray Dekedda, iyo Xerada...
Muqdisho, December 28, 2013—-Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta kormeerkiisii ugu horeeyey ku tegay Dekedda Caalamigaah ee magaalada...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho ku soo laabtay(Sawiro).
Muqdisho, 28 December 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdigii uu hoggaaminayey oo ay ka mid aheyd Ra’iisul Wasaare Ku xigeeen ahna Wasiirka...
View ArticleCabdirisaaq Feysal Warsame oo Maanta Loo Dhaariyey Xubin Baarlamaanka Dowlada...
Cabdirisaaq Feysal Warsame ayaa maanta loo dhaariyay in kuu ka mid noqon doono Mudanyaasha baar-lamaanka Soomaaliya. Xildhibaan Cabdirisaaq ayaa xilka loo dhaariyay Maanta waxaana Xilkan Horey u Hayey...
View ArticleRW.Cabdiweli Sheekh Axmed oo Gurigiisa ku Booqday Al-fanaan Cabdi Tahliil...
Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Cabdiwelli Sheekh Axmed ayaa noqday masuulkii ugu sareeyay ee booqda Fanaanka wayn ee Cabdi Tahaliil Warsame oo ku dhibaataysan magaalada...
View ArticleDaawo Sawirada Soo Dhoweyntii Madaxweynihii Hore ee Maamulka Khaatumo.
Madaxweynihii Hore ee Maamulka Khaatumo Mudane Axmed Karaash ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyay magalada Garowe xarunta Puntland ayaa sheegay imaatinkiisa Garowe inuu ku faraxsan yahay Puntland...
View ArticleEng.Axmed Maxamed Aadan oo ka warbixiyey Mashruucii Dhismaha Garoonka...
Eng.Axmed Maxamed Aadan(Eng.Kataara) oo ah La Taliyaha Dhismaha Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Bosaaso ayaa waxa uu ka war bixiyey Halka uu Marayo Mashruuca Dhismaha ee Garoonka Diyaaradaha ee...
View ArticleOpposition candidate relinquishes candidacy for Puntland President.
Opposition presidential candidate Thursdayannounced that he has decided to pull out of the forthcoming Puntland presidential election race, Garowe Online reports. Mohamed Ali Yusuf ‘Gaagaab’-who served...
View ArticleMaqaal: Xiriirka ka Dhexeeya wax Akhriska iyo Aqoonta.
Xiriirka ka dhexeeya wax akhriska iyo Aqoonta:- Diinta islaamku waxaa ay muhiimad weyn siisaa aqoonta iyo kasbashadeeda. Aayadii ugu horeysey ee quraanka kariimka, waxaa ay ahayd mid rasuulkeena (NNKH)...
View ArticleDaawo Warkii Maanta ee TV-Ga Dowlada Puntland.
Halkan Hoose ka Daawo Wararkii Maanta ee Telefishinka Dowlada Puntland. Wararkii Maanta ee TV-ga Dowlada Puntland ayaa Waxa Ugu Muhiimsanaa Madaxweynihii Hore ee Maamulka Khaatumo oo Garoowe soo...
View Article