$ 0 0 Eng.Axmed Maxamed Aadan(Eng.Kataara) oo ah La Taliyaha Dhismaha Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Bosaaso ayaa waxa uu ka war bixiyey Halka uu Marayo Mashruuca Dhismaha ee Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Bosaaso.