Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo bilaabay wada tashiyo uu ku soo magacaabayo...

a’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Maxamed ayaa bilaaabay wada tashiyo ballaaran uu ku soo magacaabayo Golihiisa Wasiirada, iyadoo xalay kulamo gaar gaar ah uu Madaxtooyada kula qaatay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ahmiyadda Amnigu leeyahay iyo ilaalintiisa oo si faahfaahsan loogu soo qaatay...

Magaalada Garowe ee xarunta dawlada Puntland waxaa habeenkii labaad ka socda Nadwo loo qorsheeyay in ay mudo afar habeen ah socoto islamarkaana looga faa’ideeyo bulshada Soomaaliyeed ee Muslimiinta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

ilaalada Musharixiinta Puntland oo Weriye Jirdilay(Sawiro).

Ciidamo ilaalo u ah musharaxiinta u taagan xilka madaxweyne nimada Puntland ayaa maanta muujiyay arin laga noxo taas oo aheyd in ay jirdileen wariye Soomaaliyeed gudaha magaalada Garoowe ee Caasimada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tahniyad Meher:-MudaneCawaale Axmed Finiin iyo Murwo-Shukri Maxamed Maxamuud.

Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Soomaaliyeed ee Raadreeb.com Waxay Tahniyad Meher  udirayaan Mudane.Cawaale Axmed Finiin  iyo Murwo.Shukri Maxamed Maxamuud  oo Taariikhdu Markay ahayd...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Warkii Ugu Horeeyey oo Si Toos ah uga Baxa Tv-ga Dowlada Puntland.

Halkan Hoose ka Daawo Warkii Ugu Horeeyey oo si Toos uga  Baxa amase looga soo daayo Telefishinka Dowlada Puntland.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan looga hadlay Muran ka Taagan Caleema Saarka Boqortooyada Beelaha...

waxgaradka ka soo jeeda Qayska ilma Muuse Boqor ayaa Gogal Casumaad ah ku fidiyay Hotel Alla aamin ee Magaalada Qardho kaasi oo ay ka soo qayb galeen waxgaradka Magaalada Qardho kuwaasi oo ku shaaciyay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Khilaafkii ka Taagnaa Gudiga Xalinta Khilaafka oo la Dhameeyay.

Dadaal dheer oo isimada Puntland ay galeen waxaa si rasmi ah loogu guulaystay in la xaliyo Khilaafkii ka taagnaa Gudiga Xalinta Khilaafaaka & diiwaan galinta Doorashada PL, iyadoona si rasmi ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirada Dhaqaalaha iyo Arimaha Gudaha ee dalka Turkiga oo is casiley,ka dib...

Wasiirka Dhaqaalaha Turkiga iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Zafer Caglayan iyo Muammer Guler ayaa is casilay kadib markii wiilashooda lagu eedeeyay musuq maasuq, iyadoo dowladda Turkiga ay qaaday tallaabo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musharixiinta Puntland oo Baaq Soo Saarey.

Murashaxiinta u tartamaya xilka madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa ayaa maanta ku heshiiyay inay ka tanaasulaan arrintii la isku hayay ee ahayd guddiga xalinta khilaafaadka ee uu Madaxweyne Faroole soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nadwadii Ka Socotey Masjidka Xaaji Cali ee Magaalada Garoowe oo Gashay...

Nadwadii ka socotay masjidka xaaji cali ee magaalada garowe ayaa gashay habeenkeedii saddexaad ,caawa waxaa lagu lafa guray nadeada maxaadaro cinwaankeedu yahay CADDAALADDA ,waxaa soo jeediyay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha cusub C/wali iyo Ra’iisul Wasaarihii hore Saacid oo maanta...

Munaasabad uu xafiiska kula wareegayo Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed ayaa maanta ka dhici doonta Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya, iyadoo Ra’iisul Wasaarihii hore Cabdi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ururka Ikhwaanu Muslimiin ee dalka Masar oo Loo Aqoonsaday Argagixiso.

Dowlada kumeelgaarka ah ee uu taageero milatariga dalka Masar ayaa u aqoonsaday ururka Akhwaanul Muslimiin ee ka jira dalka Masar argagaxiso kadib markii toddobaadan weerar ismiidaamin ah lagu qaaday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Reer Boqor Muuse oo Xal u raadinaya Muranka ka Taagan Boqortooyada Beelaha...

waxgaradka ka soo jeeda Qayska ilma Muuse Boqor ayaa Gogal Casumaad ah ku fidiyay Hotel Alla aamin ee Magaalada Qardho kaasi oo ay ka soo qayb galeen waxgaradka Magaalada Qardho kuwaasi oo ku shaaciyay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaare Dr. Cabdiwali Maxamed Axmad oo maanta si rasmi ah xilka ula...

Muqdisho, December 26, 2013——Munaasabad ballaaran oo ka dhacday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa si rasmi ah xilka ula wareegay Ra’iisul Wasaaraha cusub mudane Cabdiwali Maxamed Axmed, waxaana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeybgalaya Shirka IGAD ee looga hadlayo South...

Muqdisho, 26 December 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa galabta u ambabaxay Nairobi si uu uga qeybgalo Shirka aaan caadiga aheyn ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Opposition Presidential candidates agree to work with Puntland election...

opposition candidates who are competing for Puntland presidency agreed to work with Vetting and Conflict Resolution committee members for first time following series of discussions on Wednesday, Garowe...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musharax Maxamed Cabdinuur oo Ka Hadlay Go’aankii Musharixiinta ee Guddiga...

Musharax Maxamed Cabdinuur Xirsi oo u Taagan Doorashadda Madaxtinimadda Puntland ee 2014 ayaa shir Jaraa;id oo Galabt ku qabtay Guriga uu ka degan yahay Garowe, Waxaa uu kaga hadlay Go’aankii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bosaaso:Boqor Axmed Boqor C/laahi Boqor Muuse oo Maanta Caleema Saarey (Sawiro).

Magaalada Boosaaso waxaa maanta ka dhacday munaasabad ballaaran oo lagu caleema saarayey Boqor Axmed Boqor C/laahi Boqor Muuse oo beddelaya aabihiis –Alla How Naxariistee- Boqor C/laahi Boqor Muuse oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nadwadii ka socotey Masjidka Xaaji Cali ee Magaalada Garoowe oo Xalay Looga...

Nadwadii ka socotay Masjidka Xaaji Cali ee magaalada Garoowe ayaa gashay habeen keedii Afaraad , waxaana xalat  lagu lafa guray nadwada Muxaadaro cinwaan keedu yahay Midnimada ,waxaa soo jeediyay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Amniga Magaalada Garowe oo si aad ah loo Adkeeyay.

Amniga Magaalada Garowe ayaa si aad ah loo adkeeyay, iyadoo 8-da Janaayo ay ka dhaceyso doorashada Madaxtinimada Puntland oo ay ku loolamayaan musharixiin aad u fara badan, kuwaasoo olole xoog leh ka...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live