Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamada Kenya oo Amar lagu siiyay in ay Xoog ku galaan Koonfurta Sudan.

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa amar ku siiyay ciidamada dalkiisa inay xoog ku galaan dalka ay dariska yihiin ee Koofurta Suudaan si ay u soo badbaadiyaan Kenyanka ku nool dalkaas. Amarkan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wararkii Ugu Dameeyey ee kulamadii ka Socday Garoowe.

Magaala madaxda Puntland ee Garowe ayaa waxa kulamo uga socdaan dhinacyada kala duwan ee ay khuseyso doorashada Jan, 2014 dhaceysa kuwaasi oo ku aadan sidii isku soo dhowaansho dhanka aragtida ah looga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeybgalay Xaflad lagu Daah-furey Baasaboorka...

Muqdisho, 22 December 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafladii Daah-Furka Baasaboorada cusub iyo waraaqaha aqoonsiga ka qeybgalay, isla...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musharax Cabdi Daahir Yusuf Yey oo Garoowe Lagu Weeraray.

Musharax Cabdi Daahir Yusuf Yey ayaa Waxa Lagu weeraray Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland. Cabdi Daahir Maxamed Yuusuf Yey oo ka mid ah Musharixiinta u Taagan Xilka Madaxtinimo ee Maamulka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maqaal:Qeylo Dhaan Waa Wareey!

Hordhac Bisinka! Bisinka! Aniga laftigaygaaba cinwaanka maqaalka  ku naxay oo dhinacyada dhugtay. Ma anigaa waa warey iri mise cid kale? Tolow ma riyaa? Mise waa run? Runta u badi! Maxaa keenay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taliyaha Hogaanka socdaalka iyo Jinsiyadaha oo faahfaahin ka bixiyey qaababka...

Taliyaha Hogaanka Socdaalka iyo Jinsiyadaha Jen. C/llaahi Gaafow ayaa sheegay in is bedel weyn lagu sameeyay qaababkii awal lagu qaadan jiray baasaboorka, isagoo cadeeyay in nidaam cusub lagu soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Beelaha Cabdi Ciise iyo Reer Khalaf ee cumar maxamuud oo digniin udirey...

Beelaha Cabdi Ciise iyo Reer khalaf oo Katirsan Cumar Maxamuud ayaa Waxay Fariin ku aadan soo Xulista Xildhibaanada Cusub u Direen Gudiga Xalinta Khilafadka Dorashooyinka Puntland oo uu dhawaan ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo dhanbaal hanbalyo ah ka helay dhiggiisa...

Mogadishu, December 23, 2013…… Ra’iisul Wasaaraha dalka Turkiga mudane Rajab Dayib Ardugaan ayaa dhanbaal hanbalyo ah u soo diray dhiggiisa dalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Shiikh Axmed, oo dhowaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Waraysi uu Bixiyey EX.Ra”iisulwasaare Cali Maxamed Geedi(Video).

Halkan Hoose ka Daawo Waraysi Xiiso Badan oo uu Bixiyey Ra’iisulwasaarihii Hore ee Soomaaliya Proff..Cali Maxamed Geedi. Proff.Geedi ayaa Waraysigiisa uga hadlay Siyaasada Jaahwareersan ee Soomaaliya...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musharixiinta Puntland oo Garoowe ku Leh Kulan ay uga Hadlayaan Amaankooda.

Musharaxinta Puntland ayaa maanta kulan looga hadlayo amaankooda waxaa ay ku leeyihiin gudaha magaalada Garoowe iyagoo shaki ka miijiyay dhacdadii shalay dhacday ee weerarka aheyd. Waxaa la soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hambalyo Aroos:Sahal C/laahi Yusuf(Finiin) iyo Ikraan Bashiir Cabdi.

Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Soomaaliyeed ee Raadreeb.com Waxay Hambalyo Aroos udirayaan Mudane.Sahal C/laahi Yusuf(Finiin) iyo Murwo.Ikraan Bashiir Cabdi oo Taariikhdu Markay ahayd...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg Ah:Xildhibaanadii Baarlamaanka Puntland ee Beelaha Dishiishe oo...

Xildhibaanadii Baarlamaanka Puntland ee Beelaha Dishiishe ayaa  Lasoo Xuley. Gudi isugu jirey Siyaasiyiin,Isimo iyo Ganacsato Loo Xilsaarey soo Xulista Xubnaha Baarlamaanka Puntland  ee Beesha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Duqa Degmada Bosaaso oo Dhagax dhigay Wado Laami Ah(Sawiro).

Duqa Degmada Bosaaso Xasan Cabdalla Xasan Ayaa Maanta dhagax dhigay Wado Cusub oo Laami la Saarayo. Munaasibadda wadadaan laamiga laga dhigayo lagu daah-furayay oo magalada lagu qabtay ayaa waxaa kasoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaban qaabada Munaasabada ay Xilka kula kala Wareegayaan EX.RW.Saacid iyo...

Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa Waxa Xiligan laga Dareemayaa Diyaar garow  Xoog leh oo loogu jiro Munaasabad Balaaran oo ay xilka kula kala wareegayaan EX.Ra”iisulwasaare Saacid iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faallo: Ra”iisulwasaaruhu Waa inuu Noqdaa Mid Shaqadiisa Xor u Ah.

Sida uu qeexaayo tastuurka loo dejiyey dalka soomaaliya, raysul wasaaraha ayaa ah madaxa dowlada soomaaliyeed.Sidaad darteed  raysul wasaaraha ayaa masuul ka ah siyaasada guud iyo go,aan kasta oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nadwo Diini Ah oo Xalay ka Bilaamatay Masjiidka Xaaji Cali ee Magaalada...

Habeenki 1-Aad waxaa ka bilaabatay Xalay oo ay Taariikhdu ahayd  23/12/2013 masjidka xaaji cali ee magaalada garoowe nadwo shantii sanaba mar ay qabato mu’asasada al minhaaj eedacwada iyo horumarinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay oo ka hadlay Doorashooyinka Puntland.

Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia Nicholas Kay ayaa ka war ka soo saaray  hanaanka doorashooyinka Puntland isagoona ku baaqay in tanaasulaad la isku sameeyo si horey loogu sii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garaad Saleebaan oo saxiixay Toban Xildhibaan oo Sool u Metelaya Baarlamanka...

Gobollada Sool iyo Cayn waxaa weli laga sugayaa xildhibaanadii u meteli lahaa baarlamanka cusub ee Puntland, in kastoo dhowr jeer oo hore lagu celceliyey in aan wax Xildhibaano ah sanadkan ka tegi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabadii Xilwareejinta Ra”iisulwasaaraha Soomaaliya oo dib u dhacday.

Munaasabadii Xilwareejinta Ra”iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa Maanta dib u dhacday. Wararkii Ugu Dameeyey ee naga soo Gaarey Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in dib dhac uu ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musharax Maxamed Cabdinuur oo Boqor Burhaan Kusoo Dhoweeyey Duleedka...

Musharax Maxamed Cabdinuur  Xirsi oo u tartamaya doorashada Madaxtinimadda Puntland ayaa maanta ku soo dhaweeyay Tuuladda 22-Aad  ee Duuleedka Garowe Boqor Burhaan Boqor Muuse Boqor Yuusuf. Boqor...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live