Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Qaban qaabada Munaasabada ay Xilka kula kala Wareegayaan EX.RW.Saacid iyo RW.C/weli oo Villa Soomaaliya ka Socota.

$
0
0

Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa Waxa Xiligan laga Dareemayaa Diyaar garow  Xoog leh oo loogu jiro Munaasabad Balaaran oo ay xilka kula kala wareegayaan EX.Ra”iisulwasaare Saacid iyo Ra”iisulwasaaraha Cusub ee Soomaaliya Mudane.C/weli Shiikh Maxamed.

Munaasabada Xil Wareejinta ayaa waxa lagu wadaa inay dhacdo Maalinimada Beri ah ee ay Taariikhdu ku beegan tahay 24-12-2013,Waxayna  Munaasabadu ka dhici Doontaa Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya.

Warkan oo faahfaahsan kala soco Wararkeena Dame Hadii Eebe Idmo.

5298

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles