Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Soomaaliyeed ee Raadreeb.com Waxay Hambalyo Aroos udirayaan Mudane.Sahal C/laahi Yusuf(Finiin) iyo Murwo.Ikraan Bashiir Cabdi oo Taariikhdu Markay ahayd 22-12-2013 Ku Aqal Galay Magaalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.
Waxaan Leenahay Noqda Kuwii Isku Waara ubad Khayr qabana Kala Hela Aamiin Aamiin Aamiin.