Beelaha Cabdi Ciise iyo Reer khalaf oo Katirsan Cumar Maxamuud ayaa Waxay Fariin ku aadan soo Xulista Xildhibaanada Cusub u Direen Gudiga Xalinta Khilafadka Dorashooyinka Puntland oo uu dhawaan ku dhawaqay madaxweynaha Puntland Dr Cabdiraxmaan Faroole.
Hoos ka Akhriso Fariinta ay so Direen Belahaas.