Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Munaasabadii Xilwareejinta Ra”iisulwasaaraha Soomaaliya oo dib u dhacday.

$
0
0

Munaasabadii Xilwareejinta Ra”iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa Maanta dib u dhacday.

Wararkii Ugu Dameeyey ee naga soo Gaarey Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in dib dhac uu ku yimid Munaasabad Balaaran oo ay xilalka kula kala wareegi lahaayeen EX.Ra”iisulwasaare Saacid iyo Ra”iisulwasaaraha Cusub ee Soomaaliya Mudane.C/weli Shiikh Maxamed.

Munaasabada xil wareejinta ayaa sida qorshuhu ahaa ay ahayd inay maanta dhacdo,balse dib u dhac ayaa ku yimid maanta ,iyadoona laga yaabo inay Maalinimada Beri ah dhacdo.

5298

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles