Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Daawo Warkii Maanta 04-01-2014 ee TV-ga Dowlada Puntland.

$
0
0

Warka-pl-tvWararkii Maanta ee TV-Ga Dowlada Puntland ayaa waxa ka mid ahaa Madaxweynaha Dowlada Puntland oo Xariga ka jaray Terminaal Cusub ,Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo la Doortay,maamulka Jubbaland oo Baaq udirey Shacabka Reer Puntland,Wado Cusub oo Laga Warbixiyey,Musharax Maxamed Yaasiin oo ka Tanaasuley Xilkiii Musharaxnimo iyo qodobo Kale oo Caalami Ah.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles