Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Jaaliyada Puntland ee ku dhaqan Columbus Ohio U.S.A oo taageertay Hanaanka Doorashada Puntland(Codad+Sawiro).

$
0
0

Jaaliyada Puntland ee ku dhaqan Dalka Maraykanka Gaar ahaan Columbus Ohio ayaa isugu yimid kulan ay uga hadlayeen Mustaqbalka Dame ee Deegaanada Puntland iyo weliba Hanaanka Doorasho ee Xiligan  ka socota Deegaanada Puntland.

Qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa kasoo qeybgalay Kulankaasi ,waxaana ugu horeyn ka hadlay Burhaan Axmed  Gudoomiyaha ururka Center for Somali American Engagement isagoona si qoto dheere uga hadlay Xaaladaha Deegaanada  Puntland  Gaar ahaan Wuxuuna si Gaar ah  uga hadlay Hanaanka Doorasho  ee xiligan ka soconaya Deegaanada Puntland isagoona Hoosta ka xariiqey in qof walba oo lasoo doorto lala shaqeeyo.

Halkan ka dhegayso Khudbadihii kasoo qeybgalayaasha.

Halkan ka dhegayso Khudbadii Gudoomiye Burhaan Axmed. 

IMG_0030 IMG_0042 IMG_0033


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles