Dhamaan Dadkaan Hoos ku qoran oo kala Jooga Daafaha Caalamka Waxay Hambalyo Meher oo Kal iyo Laab ah udirayaan Mudane.Maxamed Abshir Askar iyo Faaiza Cabdirisaaq Maxamed Ciiraaale(Faaizo Guulwade). oo Meherkood ku dhacay Magaalada Bosaaso Taariikhdu Markay ahayd 04-01-2014 ,Waxay Leeyihiin Alla Ha Idinka Dhigo Kuwii Isku waara ubad Khayr qabana Kala Hela Anagana Waxaan Leenahay Ilaahow Aamiin Aamiin .
1-C/raxmaan Cismaan Cali(Jiro)
2-Nuuradiin C/qaadir.
3-Maxamuud Suge Xasan.
4-Siciid Suge Xasan.
5-Maxamed Cumar .
6-Yusuf Maxamed Axmed(Yusuf Dubbe).
7-Rooble Siciid Faahiye.
8-Maxamed Cumar.
9-C/waaxid Axmed Bari(Sheekeeye).
10-Siciid Ayaanle Cabdi.
11-Cumar Cali Yusuf.
12-Cabdirisaaq Ugaas Maxamed Siciid.
13-Cambaro Siciid Raadwanle.
14-Caasho Cabdiqaadir Laba Raadle.
15-Cismaan Axmed Ibraahim.