Gudiga Doorashooyinka Puntland ayaa Galabta ku dhawaaqay Liiska Musharixiinta Buuxiyey Shuruudihii Isdiiwaan gelinta.
Musharixiinta Xilka Madaxweynaha ayaa waxay kala Yihiin:-
1:Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud(Faroole)
2:Cabdiwali Maxamed Cali Gaas
3:Cali Cabdiqaadir Yuusuf
4:Cabdiwali Maxamuud Guray
5 Shire Xaaji Faarax
6:Maxamuud Cabdiraxmaan Cuuke
7:Gen.Cabdilaahi Siciid Samater
8:Maxamed Cabdinuur Xirsi
9:Cabdidaahir Maxamed Yuusuf Yeey.
10:Cali Xaaji Warsame.
11:Cali Cabdi Awaare
Liiska Musharixiinta Xilka Madaxwayne ku xigeenka ayaa waxay kala yihiin :-
1:Axmed Cilmi Cismaan Garaash
2:Cabdixakiin Cabdilaahi Xaaji Cumar
3:Xusen Xaashi Xasan
4:Gen.Cabdisamad Cali Shire
5:Cabdilaahi Cali Xirsi Timacade
6:Daahir Xaaji Khaliif Maxamed
7:Cabdirisaaq Maxamed Cumatr
8:Maxamed Xirsi Ducaale
9:Maxamuud Caydiid Dirir
10:Cabdilaahi Daahir Maxamuud.
Waxaa sidoo kale jira tiro Musharixiin ah oo ka tanaasulay doorashada Madaxtinimada Puntland 2014: 1) Maxamad Cali Yusuf Gaagaab; 2) Cali Xaaji Cabdulle; 3) Cabbaas gacmo-gaab; 4) Gen. Carays; 5) Cabdirisaq Caluula; 6; Saadiq Enow; 7) Maxamad Xaaji Yasin Iley; 8) Yasin Farax Cartan; 9) Cabdiraxman Maxamad Gablax.
Doorashada Puntland ayaa la filayaa maalinta Arbaco January 8, 2014, hadii Alle idmo.