Halkan Hoose ka Daawo Warkii Maanta 09-01-2014 ee TV-GA Dowlada Puntland.
qodobadii Warka TV-GA Dowlada Puntland ugu doorka roonaa ayaa waxa ka mid ah:-
1-Natiijadii Doorashada Puntland oo Looga Hambalyeey Dal iyo Dibadba.
2-Ra”iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo uu Hambalyeey Madaxda Cusub ee Dowlada Puntland ay yeelatay.
3-Qoraal laga soo saarey Aqalka Cad ee Maraykanka oo Loogu Hambalyeeyey Doorashadii sida Dimuqraadiyada ah uga dhacday Puntland.
4-Dhalinta Aqoonyahanada ah ee ku dhaqan Magaalada Bosaaso oo fikirkooda ku cabirey aqoonta iyo kartida Madaxda Cusub ee ay Puntland Yeelatay.
5-Magaalooyinka Bosaaso,Qardho,Garoowe,Buuhoodle iyo Sheerbi oo Madaxda Cusub ee Dowlada Puntland Laga Taageeray.
iyo Qodobo Kale oo Caalami Ah.