$ 0 0 Halkan Hoose ka Daawo Dardaaran Adag oo loo Jeediyey Musharixiintii Xilka Madaxtinimo u tartamaysay Doorashada Ka hor. Dardaaranka ayaa waxa soo jeediyey Beesha Caalamka Gaar ahaan Midowga Yurub ,Qaramada Midoobey iyo weliba Midowga Afrika.