War Deg Deg Ah :Nelson Mandela oo Geeriyooday.
Nelson Mandedla ayaa Saacad ka Hor Geeriyooday. Nelson Mandela waxa uu ahaa mid ka mid ah hoggaamiayaasha caalamka ee aadka loo xushmeeyo, kaasi oo hoggaamiyay halgankii lagu beddelay nidaamkii...
View ArticlePress release Bosaso City attack.
The Center for Somali American Engagement condemns Bossaso attack! For Press Release: 12/06/2013 The director of Center for Somali American Engagement Mr. Burhan Ahmed condemn Bossaso attack, has...
View ArticleDuufaan Xoog leh oo ku dhifatay Waqooyiga Qaarada Yurup(Sawiro).
Duufaan xoog leh ayaa ku dhufatay waqoyiga Yurub iyadoo ay ku dhinteen afarruux dad badana lagu la’ yahay. Sidoo kale duufaantan ayaa sababtay in uu hakad ku yimaado isgaarsiinta waxaana laga cabsi...
View ArticleMadaxweyne Xassan “Mandela wuxuu hormuud u ahaa dhamaan inta u dooda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamud Anigoo kuhadlaya magaca Dowlada kan Shacabka iyo Keygaba waxaan uga tacsiyeeyay Madaxweynaha iyo shacabka Koonfor Afrika,...
View ArticleRa’iisul Wasaare Saacid “Alle ha u naxariistee, Xildhibaan Maxamed Warsame...
Muqdisho, December 6, 2013—–Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” iyo dhamaan xubnaha golaha Wasiirada, ayaa ka tacsiyadeeyey geerida naxdinta leh ee ku timid xildhibaan Maxamed Warsame...
View ArticleMusharax Cabdiweli Gaas oo Maanta Qardho si Diiran loogu soo dhoweyey(Sawiro).
Musharax Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku guda jira Socdaalkiisi Musharaxnimo ee Isbedel Doonka iyo Booqashooyinkiisi Deeganada Puntland ayaa Dadweyne Fara badan oo Farxad ay ka muuqato ku soo...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyey geeridii Xildhibaan Maxamed Warsame...
Muqdisho, December 6, 2013 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa tacsi u diray Guddoomiyaha Baarlamaanka, dhammaan xildhibaanda Qaranka iyo shacabka...
View ArticleMadaxweynaha Maamulka Puntland oo Ethopia u Dhoofay.
Madaxwaynaha Maamulka Puntland Dr. Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka dhoofay magalada Garowe si ay uga qayb galaan xuska qowmiyadda dega wadanka Ethiopia oo...
View ArticleWasiirad Fowsiya “Nelson Mandela wuxuu Calaamad u ahaa Midnimo Qaran iyo...
Paris, 06 December 2013 – Ra’iisul Wasaare Ku xigeen, ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda, Marwo Fowzia Yusuf H. Adam ayaa maanta tacsi u dirtey Shacabka South Africa iyo dhamaan Afrikaanka geeridii Nelson...
View ArticleGolihii Wasiirada ee Maamulka Jubba oo Goordhowayd Lagu Dhawaaqay.
Golihii Wasiirada ee Maamulka Jubba ayaa Goordhowayd Lagu dhawaaqay. Afhayeenka Maamulka Jubba C/naasir Seeraar ayaa Akhriyay magacaabista qoraalka kasoo baxay xafiiska Axmad Madoobe, xafladii lagu soo...
View ArticleMusharax C/weli Maxamed Cali Gaas oo Degmada Waaciye lagu Soo Dhoweeyey(Sawiro).
Abaare 6-dii subaxnimo ee Saaka 07-12-2013 ayaa Degmada Waaciye Soo Gaarey musharax c/weli cali gaas iyo wafdi uu hogaaminayo . Wafdiga Musharaxa ayaa si Heer Sare ah Loo Soo Dhoweeyey ,...
View ArticleMuqdisho:Xaafada Wardhiigley oo Xalay Madaafiic Lagu Garaacay.
Madaafiic hoobiyeyaal ah ayaa xalay ku soo dhacay qeybo ka mid ah degmada Wardhiigley, kaasoo sababay dhaawaca labo ruux dhalinyaro ah oo mid ka mid ah xaaladiisa ay liidato. Dadka ku nool Xaafada...
View ArticleRa’iisul Wasaare Saacid oo ka qeybgalay Aaska Marxuum Xil. Maxamed Warsame...
Muqdisho, December 7, 2013—-Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa saaka ka qeybgalay aaska Marxuum Xildhibaan Maxamed Warsame Maxamed “Feysal” oo shalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho,...
View ArticleAkhriso Magacyada iyo Qabiilada ay Kasoo Kala Jeedaan Wasiirada Cusub ee...
Akhriso Magacyada Wasiirada Cusub ee Maamulka Jubba iyo qabiilada ay ka soo kala jeedaan. 1- Madaxweyne ku Xigeenka 2aad Jubba-land – Suldaan C/qadir Maxamed’’Lugadheere (Hawiye/Shiikhaal). 2-...
View ArticleMusharax C/weli Maxamed Cali Gaas oo Bosaaso Lagu Soo Dhoweeyey(Sawiro).
Sabti 7 Dec 2013…… Musharaxa Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta ay si diiran ugu soo dhoweyeen Magaalada Boosaso dadweyne aad u fara badan ayaa sheegay in Muhiimadda ay...
View ArticleQabashada Codsiyada lagu dalbanayo xilka Ra’iisul Wasaaraha oo Villa...
Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa ka bilaabatay qabashada codsiyada lagu dalbanayo xilka Ra’iisul Wasaaraha, iyadoo Madaxweynaha uga harsan tahay 23-cisho mudada sodonka cisho ee uu u heysto inuu ku...
View ArticleJigjiga:-Madaxweynaha Maamulka Puntland oo Casho Sharaf ka qeybgalay(Sawiro).
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa xalay ka qaybgalay casho sharaf lagu maamuusayay maalinka mudowga qowmiyaha Ethiopia oo ku began maanta islmarkaasina xuskeedu uu ka...
View ArticleMusharax Gaas oo Booqday dhaawacyadii Qaraxii Bosaaso ka dhacay,Halka...
Prof.C/weli Maxamed Cali Gaas oo Booqday Dhaawacyadii Qaraxii Bosaaso ka dhacay,Halka Madaxweynihii Maamulka Puntland uu Dalxiis ku maqan yahay. Musharax Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa booqday...
View ArticleMusharaxiintii Mucaaraday Gudigii Xalinta ee Madaxweyne Faroole oo iyana Gudi...
Musharaxiintii dhowan mucaaraday gudigii uu ku dhawaaqay madaxweynaha Hada jira ee dowlada Puntland Dr C/raxmaan Faroole ee ahaa xalinta Khilaafaadka ayaa maanta iyana ku dhawaaqay Gudi Cusub oo ay ugu...
View ArticleMusharax Cabdiweli Gaas oo Booqday Jamacadaha Bariga Afrika Iyo Bosaso...
Musharax Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Gelinkii dambe ee Maanta Booqasho ku tagay Jamacadaha kala ah Bariga Afrika iyo Bosaso ayaa u kuur galay Xaladaha Waxbarasho iyo sida ay u Shaqeyaan...
View Article