Madaxweyne Xasan oo soo Gabagabeeyay Wadatashyadii Magacaabista Xilka...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu soo gabagabeeyay wadatashiyo uu la sameeynayay qeybaha kala duwan ee bulshada iyo beelaha kuna saabsanaa magacaabista ra’iisal wasaaraha Soomaaliya. Kadib...
View ArticleJarmalka iyo Masar oo Safiiro cusub u soo magaacabay Soomaaliya(Sawiro).
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa manta ka aqbalay warqadaha aqoonsiga Ambassador Andreas Peschke oo noqonayo Safiirka cusub ee u qaabilsan dowladda...
View ArticlePuntland oo Wafdi Soo Dhoweysay(Sawiro).
Wafdi ka socda isku taga Hay’addaha ku midoobay caawinta dadka saamayntu ku yeeshay masiibooyinkii ka dhacay Puntland iyo dalka Filipiin ee Wadanka Qatar ayaa galabta soo gaaray magalada Garowe xarunta...
View ArticleMaqaal:-Xaalad Abuurka Musharaxiinta Puntland.
Halkan Hoose ka Akhriso Maqaal Muhiim Ah oo Ku Saabsan Xaalad Abuurka Musharaxiinta Puntland. Waa wax lala yaba ah, oo weli horay uga dhicin taariikhda Puntland in musharaxiin aad u tira badan, oo...
View ArticleIran, six powers meet on steps to carry out nuclear deal.
Iran and six world powers began expert-level talks on Monday to work out nitty gritty details in implementing a landmark accord for Tehran to curb its disputed nuclear program in return for a limited...
View ArticleOdayaasha iyo Waxgaradka Gobolka Bari oo Kulan la qaatay Musharax...
Musharax Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Maalmihii ugu dambaysay ku sugna Magaalada Boosaso si Bulshada Gobalka wadatashi ugala sameeyo Xaaladaha Dalka iyo Isbedelka Horumarka iyo Cadaaladda ku...
View ArticleMadaxda Aduunka oo maanta ka qeyb galaya xuska baroor diiqa loo sameynayo...
Kumanaan ruux ayaa ku qul qulaya garoonka kubada cagta ee Johannesburg, halkaasoo la geyn doono naxasha lagu sido Meydka Madaxweynihii hore ee Koofur Afrika Nelson Mandela. Baroor diiqda loo sameynayo...
View ArticleFaroole oo Canada Laga Taageeray(Sawiro).
Magaalada Toronto ayaa waxaa habaynkii Axada lagu qabtay Xaflad aad u ballaaran oo si wanaagsan loo soo agaasimay, ayna ka soo qayb galeen bulshada qaybaheeda kala duwan ee jaaliyada Soomaaliyeed...
View ArticleShacabka Puntland oo Walaac Xoogan ka Muujiyey Musharixiinta Tirada...
Dadweyne kala duwan oo ku nool degaanada Puntland ayaa Walaac Xoogan ka Muujiyey murashaxiinta aan xadka lahayn, ayagoo inta badan dadku ay aad uga xunyihiin Murashaxiinta faraha badan ee aan abid...
View ArticleMadaxweyne Faroole oo eedeyn Dusha uga Tuuray Musharax C/weli Gaas(Sawiro+Cod).
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa maanta hadal kulul oo weerar dhanka afka ah ku qaaday dhigiisa kula tartamaya xilka madaxweyne nimo ee Puntland Dr C/wali...
View Articlein ka badan 80-Kun oo Ruux ayaa ka qeybgalay Xuskii Baroor Nelson...
In ka badan 80-kun oo ruux ayaa ka qeyb galay xuska baroor diiqa Madaxweynihii hore ee Koofur Afrika Nelson Mandela, taasoo maanta ka dhacday Garoonka Kubada Cagta ee FNB, halkaasoo aheyd fagaarihii u...
View ArticleMadaxweyne Xasan Shiikh oo lagu wado in uu Saacadaha Soo Socda...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa diyaar garowgii u dambeeyay ugu jira soo magacaabida Wasiirka Koowaad ee Xukuumada Soomaaliya, isagoo soo gaba gabeeyay wada tashiyo ku saabsanaa soo...
View ArticleKonton qof oo loo xiray dil xalay Kismaayo ka dhacay.
In ka badan 50 qof ayaa lagu soo xiray howlgal ay ciidamada maamulka KMG ah ee Jubba xalay ka sameeyeen agagaarka suuqa Aargada ee magaalada Kismaayo, halkaas oo xalay kooxo hubaysan ay ku dileen...
View ArticleGuul Weyn oo Usoo Hoyatay Dhamaan Umadda Soomaaliyeed.
Dhamaan Umadda Soomaaliyeed ee ku hadasha Luuqada Soomaaliga ayaa waxa usoo Hoyaray Guul weyn. Luuqada Soomaaliga ayaa waxa lagu daray Google Translate qeybtiisa isku turjunka,waana Guul weyn oo usoo...
View ArticleMusharax Cabdiweli Gaas oo si weyn loogu soo dhoweyey Magaalada Baran ee...
Musharax Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Maalmihii ugu Dambaysay Socdaal ku Marayay Deeganada Puntland ayaa Maanta socdaal ku garay Magalada Baran ee Xarunta Gobalka Sanaag Dadweyne Waxgarad Cuqaal...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo ka Baaqday Safar uu ku tegi Lahaa Dalka Kenya.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka baaqday safar uu maanta ku tagi lahaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasoo uu uga qeyb geli Maalinta Xornimada dalkaas oo ku beegan maalinta...
View ArticleDagaalo Culus oo Xalay Baydhabo ka dhacay.
Dagaalo culus oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda, kuwa AMISOM iyo dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa xalay ka dhacay magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, iyadoo dagaalkii xalay uu si guud u saameeyay...
View ArticleUrurka Nabadda iyo Cadaalada oo Taageeray dhismaha Wasiirada Jubaland.
Ururka Dhaq-dhaqaaqa Smaaliyeed Nabadda,Midnimadda Iyo Cadaaladda codkaInta damirka Nool, dareenka wadaniyadeed iyo karaamadda ummadeed leh, Cadaalada iyo habka xaq-soorka leh mudnaanta koowaad...
View ArticleMagacaabista Ra’iisul Wasaaraha oo goor dhow la filayo iyo Wariyeyaasha oo...
Warar goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in la filayo saacadaha soo socda magacaabista Ra’iisul wasaaraha, iyadoo la soo gaba gabeeyay kulamo iyo la tashiyo aad u adkaa oo ku saabsanaa soo...
View ArticleDr. Faroole “Waan soo dhoweynayaa in aanu wada kulano Musharaxiinta.
Madaxweynaha Dowlada Puntland ahna Musharax u taagan doorashada Madaxtooyada 8 Jan, 2014 Dr. Cabdiraxmaan Sh. Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa maanta (Khamiis 12 Dec, 2013) Shir jaraa’id oo uu ku qabtay...
View Article