Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nicholas Kay”Iscasilaaddii Yusur Abraar Waxay dhaawacday kalsoonida...

Wakiilka Xafiiska Qaramada Midoobay UNSOM ee dalka Soomaaliya, danjire Nicholas Kay ayaa shir Golaha Ammaanka ee Qarammada Midoobay ay ku yeesheen xaruntooda New York habeenkii Talaadada ayaa sheegay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha JFS Mudane Xassan Sh. Maxamud oo ku dhawaaqay Raisul Wasaaraha...

12 December 2013  Madaxweynaha JFS Mudane Xassan Sh. Maxamud oo ku dhawaaqay Raisul Wasaaraha cusub ee dalka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa maanta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musharax Gaas oo si weyn loogu soo dhoweeyay Degmada Ufayn Caawana ku Hoyday

“5-ta Sanno ee soo socota Wasiirada Xukamadayda waxay ka shaqayn doonan Gobalada oo dhan si ka duwan kuwii hore” Cabdiweli Gaas oo si diiran Ufayn loogu soo dhoweyey Caawana ku hoyday. Musharax...

View Article

Cabdiweli Gaas oo Boqasho ku maray Deegano badan ayaa Galabta Garoowe ku soo...

Musharax Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Maalmihii ugu dambaysay isaga iyo wafdi uu Hoggaminayay oo isugu jiray Odayaal waxgarad iyo Aqoonyahan ay ku marayeen Gobalada Puntland ayaa Wafdiga waxaa...

View Article

Munaasabad Lagu Taageerayay R/wasaaraha Somaliya Oo Ka Dhacday Caabud Waaq

Munaasabad ay soo qaban qaabiyeen maamulka iyo qeybaha bushada ee ku dhaqan Degmada Caabud waaq, islamarkaana lagu muujiyay taageerada ay u hayaan R/wasaaraha Cusub C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayna ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musharixiinta Puntland oo Madaxweyne Faroole ugu Baaqay in uu Hakiyo Shaqada...

Musharixiinta u tartamaya xilka madaxweynenimo ee Puntland ayaa maanta shir ku yeeshay xaruunta PDRC ee Garoowe, shirka oo ay ka soo qayb-galeen musharixiinta u tartamaya madaxweynaha iyo ku xigeenka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi Tiiraanyo Leh :Marxuum Diraac Maxamuud Sugulle.

Allaah ha u Naxariistee Waxa Shalay oo ay Taariikhdu  Ku Beegnayd 13-12-2013  ku Geeriyooday Magaalada Adiss-ababa Diraac Maxamuud Sugulle, inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun. Dhamaan Maamulka iyo...

View Article

Hambalyo Dhalasho

Dhamaan dadka hoos ku xusan waxay halkan Hambalyo Dhalasho uga direynaa C/qani M Axmad Colow  Iyo Kowzar C/sallan X. Dubbe oo xalay 12/12/13 ay gabar Ugu dhaltay magaalada Phoenix Arizona U.SA waxanu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

C/qaadir Siidii “Ilaa 11 jeer ayay labadan beelood ku dagaalameen Gobolka...

Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose C/qaadir Maxamed Nuur (Siidii) ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya inay sida ugu dhaqsiyaha badan u soo fara geliso dagaal beeleedyada ka soo cusboonaaday deegaano...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fadeexad weyn oo ka dhacday Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho(Video).

Fadeexad weyn ayaa waxay shalay ka dhacday Garoonka Diyaaraha ee Magaalada Muqdisho . Fadeexadaan ayaa dhacday ka dib markii Saxaafada Soomaalida ee Muqdisho ka Howlgasha Loogu yeeray inay tebiyaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fariin ku Socota Shacabka iyo Madaxda Puntland.

Adeerrayaal, Xildhibaanadeenoow , wakiilladii shacabka aan jeclahayoow, mas’uuliyiintii asaaska dejinta shuruucda, ilaalinta xaquuqda dalka iyo dadka, higsashada himilada iyo horuumarka  Pl, marka ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cade Muuse”Ra”iisulwasaare C/weli Shiikh Waa Nin Aqoon iyo Kartiba Leh”

Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland, Jen. Cadde Muuse Xirsi ayaa sheegay in ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya uu yahay nin fulin kara howsha loo idmaday, isagoo xusay in uu ku kalsoon yahay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nelson Mandela oo Maanta la Duugayo.

Nelson Mandela ayaa maanta lagu duugayaa deegaanka uu asal ahaan kasoo jeedo ee Qunu. Xaflad kumanaan qof oo ay ku jiraan marti sharaf caalami ah ayaa ka qaybgalay duugtiisa. Nelson Mandela waa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musharax Shire Xaaji Faarax oo Garoowe dib Looga Celiyey.

Musharax Shire Xaaji faarax oo ka mid ah Musharixiinta u Taagan  xilka Madaxtinimo ee Puntland ayaa Saaka dib ay u celiyeen Ciidanka Amniga Dowlada Puntland kadib markii uu musharaxaasi damcay in uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faroole oo ka hadlay Musharax Maanta dib looga Celiyey Gudaha Magaalada Garoowe.

Madaxweynaha dowlada Puntland Dr C/raxmaan faroole ayaa maanta ka hadlay musharax maanta dib loogaga celiyay gudaha magaalada Caasimada ah ee Garoowe. Qaar ma soo galeeno Yiri Garoowe ayaa la ii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo Booqasho ku tegay Xarunta Idaacada iyo Telefishinka...

Madaxweyne Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta  booqasho ku tagay xarunta idaacadda iyo telefishinka Puntland oo qalab cusub oo casri ah loo keenay. Waxa wehelinayay madaxweynaha masuuliyiin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nelson Mandela oo Maanta la Aasay(Sawiro).

Madaxweynihii ugu horeeyay ee madow ahaa ee madax ka noqda wadanka Koofur Afrika Nelson Mandela ayaa maanta lagu aasay tuuladii uu ku dhashay ee Qunu. Aaska ayaa ahaa mid ay ka soo qeybgaleen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musharax Shire Xaaji Faarax oo Garoowe gaarey,ka dib markii Hor istaag Lagu...

Musharrax Shire Xaaji Faarax oo kamid ah musharraxiinta u tartamaya xilka madaxweynenimo ee Puntland ayaa saacado kahor gaarey magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland, kaddib markii gelinkii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxamed Cabdi Affey oo Danjire Loo Magacaabay.

Urur goboleedka IGAD ayaa maanta si rasmi ah ugu magacawday Danjire Maxamed Cabdi Affey ergeyga gaarka ah ee ugaga wakiil ah dalka Soomaaliya. War kasoo baxay Xoghayaha guud ee Ururu goboleedka IGAD...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Baaq udirey Xildhibaanada Soomaaliya.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa ugu baaqay Xildhibaanada Baarlamaanka inay soo xaadiraan maalinta Arbacada ee soo socota, xilligasoo la ansixinayo...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live