Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaaliyada Puntland ee dalka Jarmalka Lacag dhan 200.000$ Gaarsiiyey dadkii...

Jaaliyada Puntland ee ku dhaqan dalka Jarmalka ayaa Deeq Lacageed oo Gaareysa 200.000$ Waxa ay Gaarsiiyeen dadkii duufaantu Saameysay.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Koonfurta Sudan oo sheegay in la fashiliyay Afgambi la...

Madaxweynaha Koofurta Sudan Salva Kiir ayaa ku dhawaaqay in la fashiliyay isku day la doonayay in lagu afgambiyo, kadib dagaalo culus oo ka dhacay Magaalada Jubba ee Caasimada Koofurta Sudan....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciyaar loogu Magac daray Gelinta Dhalinyarada Tahriibta Iyo BurcadBadeeda oo...

Ciyaar Loogu Magacdaray Kawacyi Gelinta Dhalinyarada Tahriibta Iyo BurcadBadeeda ayaa maanta ka gurmay Magaalada Boosaso ee xarunta Gobolka Bari.. Ciyaartan  ayaa ujeedkeedu yahay  sidii Dhalinyarada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Isimada Deegaanada Puntland oo Baaq Kasoo Saarey Doorashada Puntland(Sawiro).

Issimada Puntland ayaa shir ku yeeshay maanta Magaalo  madaxda Puntland ee Garoowe , waxana ka soo saareen baaq ka dib markii ay ku lafo gureen arrimaha doorashooyinka haatan taagan. Fadhiga isimada oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Prof.Cali Maxamed Geedi oo fariin Muhiim Ah Udirey Ra”iisulwasaare C/weli...

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dowladii Marxuum C/laahi Yusuuf Axmed, Prof Ali Mohamed Geddi ayaa ka hadlay aragtidiisa ku wajahan Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Dr Abdiwelli Sheekh Axmed oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg Ah:Qarax Weyn oo Bosaaso ka dhacay.

Qarax Xoogan oo dhamaan xaafada Magaalada Bosaaso laga maqlayay ayaa Goor dhowayd ka dhacay Afaafka Hore ee Hotel Rooble.Qaraxan ayaa ahaa Bambaano Dhulka Lagu Aasey. inta la ogyahay ilaa Hal  qof...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faroole oo Xalay Casho Sharaf u Sameeyey Isimada Puntland(Sawiro).

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sh. Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa xalay casho sharaf ugu sameeyey qasriga Madaxtooyada Isimada Puntland . Xaalada guud ee Dalka, Nabadgelyada iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faahfaahin dheeraad ah qarax xalay Bosaaso ka dhacay.

faahfaahin dheeraad ayaa kasoo baxaysa qarax xalay ka dhacay Magaalada Bosaaso ee xarunta Gobolka Bari. Ugu yaraan hal qof  ayaa ku dhintay  Lix kalena  kale oo uu ku jiray xeer ilaaliyihii maxkamada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ururka Nabada iyo Cadaalada oo Baaq Nabadeed kasoo saarey Dagaalada ka socda...

Ururka Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyed Nabadda,Midnimadda Iyo cadaaladda  inta damiirka nool,dareenka wadaniyadeed karaamada ummadeed,gubanimada, midnimadda iyo xurmada Somaalinimo ku taagan,waxaanu soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan ay Yeesheen Madaxweyne Faroole iyo Musharixiinta Puntland oo lagu kala...

Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday C/raxmaan Faroole iyo Musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimada Puntland ayaa goor dhow shir albaabada u xirnaa ku yeeshay Xarunta Madaxtooyada Puntland, kaasoo uu is...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Somalia “Dagaal beeleedka waa arin aan loo dulqaadan karin”

Muqdisho, 17 December 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo warbaahinta maanta Muqdisho kula hadlay ayaa ka hadlay collaadaha iyo dagaalada ka soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhegayso:Maanso La Magac Baxday Daahfuran.

Halkan Hoose ka Dhegayso Maanso La Magac Baxday Daahfuran. Maansadan ayaa Waxa Tiriyey Abwaan Jaabir Xuseen Gacayte,waxayna ku salaysan amase ka hadlaysaa Doorashooyinka Puntland.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo ka warbixiyey Kulan Maanta Dhexmaray isag iyo...

Madaxweynaha Puntland ayaa ka war Bixiyey  kulan uu maanta  la qaatay ilaa 17 ka mida musharaxiinta madaxtinimada Puntland oo markii danbe kala fikir duwanaansho ku dhamaaday. Madaxweynaha ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garaad Jaamac”ma jiraan wax Xildhibaano aan u diri doono Puntland, balse waan...

Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka mid ah Garaadada Beelaha dhulbahaanta oo maanta la hadlay Radio Daljir ayaa sheegay in aysan jirin ogaantiisa wax Xildhibaano ah oo kasocda gobolada Sool iyo Cayn oo ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Somalia oo Waraaqihii aqoonsiga Safiirnimo ka guddoomay...

 Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamud ayaa shalay waraaqihii aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay danjiraha cusub ee Denmark u joogi doona Soomaaliya, H.E. Geert Aagaard Andersen. Munaasabad ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhaqaatiir Ajnabi iyo Soomaali oo lagu dilay duleedka Magaalada Muqdisho.

War goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in Dhaqaatiir Ajnabi iyo Soomaali lagu dilay deegaanka Siinka Dheer ee duleedka Muqdisho, kadib markii dabley hubeysan ay wadada u galeen. Sida ay sheegayaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dagaalka ka socda Koonfurta Sudan oo ku fiday deegaano ka baxsan caasimada Juba.

Dagaalo ayaa laga soo sheegayaa in ay ka dhacayaan deegaano ka baxsan caasimada dalka Koofurta Sudan ee Juba. Wararka ka imanaya Koofurta Juba ayaa waxa ay sheegayaan in dagaalo ay ka qarxeen magaalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ururka Al-Shabaab oo sheegay inay xabad joojin dhex dhigeen beelihii ku...

Xarakada Al-Shabaab ayaa ku dhawaaqday inay xabad joojin kala dhex dhigtay beelihii ku dagaalamay Gobolka Shabellaha Hoose, kadib markii ay shir nabadeed ugu qabatay degmada Buulo Mareer odayaal ka soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoowe:Kulamo Hoose ayaa u socda Waxgaradka iyo Musharixiinta Puntland.

Kadib markii maalintii  Taariikhdu ahayd 17-12-2013 uu burburey kulankii dhexmarey Madaxweynaha Puntland iyo musharaxiinta u taagan doorashada dhaceysa Jan 8, 2014 ayaa waxaa magaalada Garowe ka socda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

EX.Ra’iisul Wasaare Saacid oo Canbaareyey weerarkii lagu dilay Dhakaatiirta.

Muqdisho, 19 December 2013 – - – - Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Sirdoon ayaa canbaareeyey weerarkii maalintii shalay lagu dilay 3 dhakhaatiir Suuriyaan ah...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live