Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

War Deg Deg Ah:Qarax Weyn oo Bosaaso ka dhacay.

$
0
0
imagesQarax Xoogan oo dhamaan xaafada Magaalada Bosaaso laga maqlayay ayaa Goor dhowayd ka dhacay Afaafka Hore ee Hotel Rooble.Qaraxan ayaa ahaa Bambaano Dhulka Lagu Aasey.

inta la ogyahay ilaa Hal  qof ayaa ku dhintay Afar Kalena waa ay  ku dhaawacmeen.

Qaraxa ka dib waxaa Goobta soo Gaarey Ciidamada Amaanka ee Magaalada Bosaaso,iyagoona Baaritaano ka Sameeyey goobtii uu qaraxu ka dhacay.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles