Dhamaan dadka hoos ku xusan waxay halkan Hambalyo Dhalasho uga direynaa C/qani M Axmad Colow Iyo Kowzar C/sallan X. Dubbe oo xalay
12/12/13 ay gabar Ugu dhaltay magaalada Phoenix Arizona U.SA waxanu leena hay soo barbaar tii dalkeeda diinteeda
iyo dadkeeda anfacda allah hakaa dhigo aammiin aammiin aammiin
Hooyo xaawo Yusuf Axmad
Arisaq Axmad Colow
Jamal A. Colow
fadumo A Colow
Canab A Colow
Seynab A Colow
Yusuf A Colow
Maryan A Colow
Sacid A Colow
anaga oo ah dhamaan reer colow waxanu waxaan leenahay soo barbaar tii dalkeeda diinteeda
iyo dadkeeda anfacda allah hakaa dhigo aammiin aammiin aammiin