Akhriso Magacyada Wasiirada Cusub ee Maamulka Jubba iyo qabiilada ay ka soo kala jeedaan.
1- Madaxweyne ku Xigeenka 2aad Jubba-land – Suldaan C/qadir Maxamed’’Lugadheere (Hawiye/Shiikhaal).
2- Wasiirka Ganacsiga & Warshadaha-Axmed C/Xafiid Maxamed(Digil iyo Mirifle/Dabarre ).
3- Wasiirka Beeraha’Xoolaha & Kalluumeysiga-Prof-Maxamed Aadan Jaamac (Daarood/Mareexaan Habar Ciise).
4- Wasiirka Arrimaha Bulshada-Macalin Maxamed ibraahim Maxamuud(Daarood/Ogaadeen-Coolyahan ).
5- Wasiirka Caafimaadka & Fayo-Dhowrka-Xasan Daahir Yaroow(Daarood/Mareexaan Reer Xasan).
6- Wasiirka Qorsheynta & Xidhiidhka Caalamiga- Maxamed Nuur iftiin :Shambaro’’ (jareer Weyne ).
7- Wasiirka Arrimaha Gudaha Amniga-Maxamed Warsame Faarax arwiish’’ (Daarood/Majeerteen-Bicidyahan).
8- Wasiirka Maaliyadda- Maxamed Sh. Yuusuf Cumar (Coor-Male ).
9- Wasiirka Macdanta’Biyaha iyo Bey’adda-Cabdinuur Cali Aadan ( Hawiye/Gaaljacel).