Quantcast
Channel: Raadreeb
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisulwasaarihii Hore ee Soomaaliya iyo Qoyskiisii oo Xalay Madaxtooyada...

Ra”iisulwasaarihii Hore ee Soomaaliya Mudane.Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo qoyskiisa oo ka kooban Xaaskiisa iyo Afar Caruur ah ayaa xalay Ka Guurey Xarunta Villa Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dr.Faroole oo Magacaabay Gudiga Xalinta Khilaafaadka Puntland.

Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta magacaabay guddiga xalinta khilaafaadka ee doorashada,kuwaasoo ka kooban 8-xubnood. Guddiga uu Dr. Farole magacaabay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Wasiirada Puntland oo Kulan Yeeshay(Sawiro).

Gollaha wasiiradda dowladda Puntland ayaa maanta shirkoodii caadiga ahaa waxay ku ansixiyeen labo xeer oo kala ah xeerka faya-dhowrka caafimaadka deegaanada iyo xeerka saxaafadda iyo waliba arrintii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musharax C/weli Maxamed Cali Gaas oo Booqasho ku maraya Deegaano ka Mid ah...

Musharax Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Saakay ka soo Kicitamay Magaalada Galkacyo ayaa Socod ku Maray Deegano badan oo u dhaxaysa Gaalkacyo iyo Burtinle Halkaso ay ku dhaqanyihiin Bulsho badan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Faroole oo Lumiyey Taageeradii iyo Kalsoonidii Beelaha Dhulbahante...

Madaxweyne Faroole ayaa  Lumiyey Taageeradii iyo Kalsoonidii Beelaha Dhulbahante iyo Dishiishe ,kuwaas oo ka mid Ahaa Beelihii Wax ka dhistey Maamulka Puntland ee uu xiligan Madaxweynaha ka Yahay....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mooshin qorshihiisa yahay in aanay dib u soo laaban Wasiiradii Xukuumadii...

Waxaa socda mooshin laga diyaarinayo Wasiiradii Xukuumadii Ra’iisul Wasaarihii hore Saacid, iyadoo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka ay wadaan qorshe ku aadan sidii wasiiradaas aanay ka mid noqon...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Midowga Yurub oo Amaan Ujeediyey Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Midowga Yurub ayaa baarlamaanka Soomaaliya ku ammaanay sida uu u maareeyay codayntii uu kalsoonida ku waayay ra’iisul wasaaraha xafiiska ka tagaya, Cabdi Faarax Shirdoon. Ergayga gaarka ah ee Midowga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawir Gacmeedka Amiin Caamir ee Rajada Madaxtinimo Mudane.Faroole.

Farshaxamiistaha Soomaaliyeed ee Amin Caamir ayaa Bogiisa Internetka waxa uu kusoo Bandhigay Sawir ka Turjumaya Rajada Doorashada ee Mudane.Faroole. Sida la wada ogyahay Mudane.Faroole Waxa uu Lumiyey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Beesha Dishiishe oo Faroole u Jawaabtey.

Qaar ka Mid ah Siyaasiyiinta,Nabadoonada,Aqoonyanada ,Waxgaradka  iyo Ganacsatada Beelaha Dishiishe (Axmed Harti) ayaa Maanta Shir Jaraa”id oo ay Magaalada Bosaaso ku qabteen Waxay Kasoo Saareen Jawaab...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musharax Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Garoowe Lagu soo Dhoweeyey,ka dib...

Musharax Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Waxa si weyn Loogu Soo Dhoweeyey Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland.Dadweyne fara badan, waxgaradm, Isimo iyo qeybaha kale ee bulshada ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbaahinta Raadreeb”Raali Gelin ayaan Ka Bixiney Warbixintii….

Warbaahinta Raadreeb.com Xafiiskeeda Magaalada Bosaaso Waxay  Raalin Gelin Buuxda ka Bixinaysaa War Bixin si Qalad ah Lagu soo Gaarsiiyey Gelinkii Hore ee Maanta. Warbixinta ayaa waxay ku saabsanayd...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

20-08-2013 Waxaa Xilka Gudoonka Baarlamaanka Isku soo sharaxay Eng.Maxamed...

Madaxweynaha Puntland Mudane. C/raxmaan Faroole  Wuxuu Shalay  03-12-2013 Warsaxaafadeed Kasoo Saarey Xarunta Madaxtooyda ee Magaalada Garoowe. Ujeedka Warsaxaafadeedka ayaa ahaa Magacaabis Gudi uu ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Casho Sharaf Loogu Mahadcelinayo Xildhibaanadii EX.RW.Saacid xilka ka qaaday...

Munaasabadda casho sharafta uu Gudoomiyaha Baarlamaanka u sameeyey Xildhibaannada Golaha Shacabka oo aheyd mid qaban qaabadeeda si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa waxaa kasoo qeybgalay Madaxweynaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xasan Shiikh”Lama xiri doono haweenka ka cawda kufsiga”

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xaqiijiyay inaanay ciidanka booliska xiri doonin haweenka ka soo cawda kufsiga, haddii ay dhacdo in baaritaan lagu sameeyo sheegashadoodana la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qarax Ismiidaamin ah oo goor dhowayd ka dhacay bartamaha magaalada Boosaaso.

Weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goor dhow ka dhacay bartamaha magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, iyadoo qaraxan uu ahaa mid xoogan uu qasaare fara...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaare“Saacid” oo si kulul u cambaareeyey qaraxii foosha xumaa ee...

Muqdisho, December 5, 2013—–Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa si kulul u cambaareeyey weerarka bahal nimada  ee lagu xasuuqay dad shacab ah oo aan waxba galabsan “Waan cambaareynayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha J.F. Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa aad u...

(Muqdisho, Soomaaliya December 05, 2013 ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda  Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa aad u dhaleeceeyay una diray tacsi dhamaan muwaadiniintii ku geeriyootay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faahfaahin Dheeraad Ah Qaraxii Bosaaso ka dhacay(Sawiro).

Ugu yaraan sideed ruux ayaa ku dhintay, in ka badan 30-kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay bartamaha magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari. Weerarka ismiidaaminta ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo ka hadlay Qaraxa Bossaso

Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa tacsi u dirtay eheladii iyo qaraabadii ay dadku uga geeriyoodeen qaraxii maanta  ka dhacay goob u dhow Masjidka Al-Rowda ee magaalada Bossaso. Madaxweyne Cabdiraxman...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir Fowzia “Dib u kabashada Dhaqaalaha ayaa keeni kara xasilin isla...

Wasiir Fowzia “Dib u kabashada Dhaqaalaha ayaa keeni kara xasilin isla markaana baabi’in kara Argagaxisada.”  Paris, 05 December 2013 – Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda ee...

View Article
Browsing all 10369 articles
Browse latest View live