Dawladda Federaalka Soomaaliaya waxay ka tacsiyaynaysaa khasaarihii dagaalkii...
Muqdishu, November 30, 2013 ……… Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaaliga Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa u tacsiyeeyay dhamaan qoysaskii khasaaruhu ka soo gaaray dagaalkii...
View ArticleDaawo kulan Baarlamaanka ee Kalsooni kala noqoshada Xukuumada RW...
Kulanka Baarlamaanka ayaa maanta jawi degan ku furmay, iyadoo ay soo xaadirtay 248-xildhibaan sida uu ku dhawaajiyay Gudoonka Baarlamaanka. Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof. Jawaari oo furay kulanka...
View ArticleNicholas Kay”Hala Joojiyo Dagaalka Socda Taleex”
Muqdisho, 30 November 2013 - Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha- Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa sheegay in uu walwal xoog leh ka qabo dagaalka ka qarxay dhawaan...
View ArticleMusharax Shirre Xaaji Faarax oo kulan la qaatay Xubno Metelayay qeybaha...
Musharax Shire Xaaji Faarax oo ka mid ah musharixiinta u taagan xilka madaxweynenimo a ee Puntland ayaa maanta magaalada Boosaaso kulan kula qaatay xubno metelayey qaybaha kala duwan ee bulshada....
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ugu...
Mogadishu, 30,November 2013 –Kulan baroor-diiq ah oo ay ka qeyb galeen Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Gudooomiyaha Baarlmanaka Soomaaliya Mudane Maxamed...
View ArticleWar Deg Deg Ah:Ra’iisulwasaare Saacid oo Maanta Baarlamaanka Hortagaya.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa lagu wadaa in goor dhow hortago Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta dood ka yeelanaya mooshin kalsooni kala noqosho ay soo gudbiyeen ilaa...
View ArticleRa’iisulwasaare Saacid oo loo diiday inuu hor yimaado Baarlamaanka.
Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa si buuxda isugu raacay in uusan hor imaan Ra’iisul Wasaaraha, kadib markii dood kulul ay ka dhalatay in Ra’iisul Wasaaraha uu yimaado iyo in uusan imaan. Gudoonka...
View ArticleUN Security Council renews mandate against piracy fight on Somali coast.
The United Nations Security Council (UNSC) has renewed for a year the authorisation for international action to fight piracy and armed robbery at sea, off the Coast of Somalia. Currently, the European...
View ArticleDoodii Mooshinka Xukuumada RW Saacid oo xiligan Socota.
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xilligan dood kulul ku dhex mareysa Xarunta Golaha shacabka, iyadoo goor dhow laga soo laabtay waqtigii salaada iyo qado fudud oo Xildhibaanadu u baxeen. Ilaa...
View ArticleRa’iisul Wasaare Saacid: “Xukuumaddu waxay ku adkaysanaysaa in la siiyo...
Ra’iisul Wasaare Saacid: “Xukuumaddu waxay ku adkaysanaysaa in la siiyo fursad ay isku Difaacdo” Eedaymaha mooshinka ku xusan ee lagu dhudhuminayo kalsoonida xukuumadda, ma aha kuwo xaqiiqda dhabtaa ku...
View ArticleXildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf “Mooshinka waxaa soo abaabulay Madaxweynaha”
Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf ayaa ku tilmaamay mooshinka laga keenay Madaxweynaha in laga soo abaabulay Madaxtooyada, isagoo wax laga xumaado ku tilmaamay Xildhibaanada Baarlamaanka inay noqdaan...
View ArticleDr.Faroole“Waxaan Go’aansaday in aan mar labaad isu soo taago Doorashada...
Madaxweynaha Puntland ahna Musharax u taagan doorashada Madaxtooyada 8 Jan, 2014 Dr. Cabdiraxamaan Sh. Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa maalinimadii shalay diray fariin muuqaal ah taas oo uu kaga...
View ArticleGaroowe:-Qaar ka mid ah Isimada Puntland oo Nabad ku Baaqay.
Shir ka dhacay hotel Rugsan ee magaalada Garowe ayaa Issimada Puntland maanta ku canbaareyeen dagaalkii ka dhacay degmada Taleex ee gobolka Sool. Duubabka dhaqanka ugu caansan Puntland xubno ka mida...
View ArticleDaawo Doodii Labaad ee Mooshinka Xukuumada RW Saacid.
Halkaan Hoose ka Daawo Dooda Maalintii Labaad ee Kalsooni Kala Noqoshada Xukuumada Ra’iisulwasaare Saacid.
View ArticleDoodii Mooshinka Xukuumada RW Saacid oo Maanta Lasoo Afmeerayo.
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta soo afmeeraya ka doodista mooshinka kalsooni kala noqoshada xukuumada Ra’iisul Wasaare Saacid, iyadoo laga yaabo in marka ay soo dhamaato dooda...
View ArticleDooda Xildhibaanada Baarlamaanka oo meel xasaasi mareysa iyo ilaa 20...
Waxaa wali socda Dooda Xildhibaanada Baarlamaanka ay ka leeyihiin mooshinka kalsooni kala noqoshada Ra’iisul Wasaare Saacid, iyadoo Xildhibaanadu ay aad u kala aragti duwan yihiin. Xarunta Golaha...
View ArticleRa”iisulwasaare Saacid oo Xilkii Laga Qaaday.
Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa kalsoonida kala noqday Ra’iisul Wasaare Saacid, kadib saddex maalmood oo uu Baarlamaanka dood kulul ka lahaa mooshin laga keenay Xukuumada. Kulanka maanta oo ay soo...
View ArticleNicholas Kay oo ka hadlay Xil ka qaadistii EX.Ra”iisulwasaare Saacid.
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Nicholas Kay oo qoraal soo saaray ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo go’aankii baarlamaanka Soomaaliya ee xilka looga qaaday xukuumaddii uu...
View ArticleMadaxweyne Xasan Shiikh oo u Mahad Celiyey Ex.Ra”iisulwasaare Saacid.
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u mahad celiyay Ra’iisal wasaaraha xilka ka dagay waxana uu ku amaanay Baarlamaanka sida ay u ilaaliyeen dastuurka....
View ArticleDr.Faroole“Si aan u xoojiyo xiriirka aan la leeyahay bulshada waxaan...
Madaxweynaha Dowladda Puntland ahna musharax u taagan doorashada Madaxtooyada 8 Jan, 2014 Dr. Cabdiraxmaan Sh. Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa samaystay mareeg (Website) u gaar ah si uu u xoojiyo...
View Article