Quantcast
Channel: Raadreeb
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Daawo Sawir Gacmeedka Amiin Caamir ee Rajada Madaxtinimo Mudane.Faroole.

$
0
0

Farshaxamiistaha Soomaaliyeed ee Amin Caamir ayaa Bogiisa Internetka waxa uu kusoo Bandhigay Sawir ka Turjumaya Rajada Doorashada ee Mudane.Faroole.

Sida la wada ogyahay Mudane.Faroole Waxa uu Lumiyey Kalsooni iyo Taageero Badan oo uu awal  ka heystay Beelaha Dhulbahante iyo Dishiishe, Kuwaas oo laf dhabar u ahaa Ololihiisa Doorashada  Madaxtinimada Puntland,Waxayna Siyaasada Faroole xiligan u Muuqataa Mid Good dheer kasii Laad laada.

Amiin Caamir-20


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10369

Trending Articles